Saraakiil katirsan Al-Shabaab oo duqeyn lagu dilay + magac
Afgooye (Axadle) - Wararka ka imanaya gobolka shabeelaha hoose ee koonfur galbeed soomaaliya ayaa sheegaya in duqeyn cirka ah xalay lagu diley sarkaal sare oo ka tirsan alshabaab.
Duqeynta oo ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada Soomaaliya iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa lala beegsaday urur ay ku sugnaayeen saraakiil tuulooyinka Tawakal iyo Ugunji intii lagu guda jiray Janaale ee gobolka Sh / hoose.
Maleeshiyada Al-Shabaab oo uu ka mid yahay Khaalid C / llaahi oo ahaa sarkaal dhanka canshuuraha ah iyo Macallin…