Madaxweyne Perez Oo Real Madrid U Sheegay Dheemanka Ay Tahay Inay Iska
Madaxweynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez ayaa sheegay in ay tahay inay iska ilaawaan saxeexyada xiddigaha kala ah Kylian Mbappe iyo Erling Braut Haaland kaddib markii uu bur-buray qorshihii ay ku doonayeen hirgelinta horyaal cusub oo European Super League la magac baxay.Perez ayaa ahaa mid sanadihii ugu dambeeyay aad ugu hawlan inuu sameeyo tartan ka madax banaan UEFA oo ay ka qayb galayaan 12 kamida kooxaha hoggaanka u haya kubadda cagta qaarada Yurub kaas oo lagu taageerayay lacag ka badan 4 Bilyan oo…