Midowga Yurub wuxuu ka digayaa shir madaxeedka 20-ka May – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Midowga Yurub ayaa soo saaray war cusub oo uu kaga hadlayo xaalada Soomaaliya gaar ahaan qalalaasaha doorashooyinka ee ka socda dalka.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga Martinez ayaa carabka ku adkeeyay muhiimada kulanka la talinta doorashada ee 20-ka bishaan lagu qaban doono Caasimadda Muqdisho.
Nicolas Berlanga ayaa uga digay madaxda Soomaalida fashilaad hor leh oo…