Arsenal Oo Heshiis Rasmi Ah Qarka U Saaran, Bayern Iyo Tottenham Oo
Jose Mourinho oo shaqada Tottenham laga caydhiyay Isniintii ayaa kamid ah tababarayaasha u sharaxan jagada macalinimo ee Celtic. (Sun)Valencia ayaa sidoo kale lala xidhiidhinayay tababaraha ree Portugal iyadoo mulkiilaha kooxdaas ee Peter Lim uu diyaar u yahay inuu caydhiyo macalinka hadda ee Javi Garcia. (Todofichajes – in Spanish)Dhinaca kale tababaraha Leicester City ee Brendan Rodgers ayaa iska foggeeyay shaqada ka banaan Tottenham. (Talksport)Tottenham gudoomiyaheeda Daniel Levy ayaa ka werwer qabay in qiyaastii 10…