Hordhac: Leeds vs Man United – Colaadda Guunka Ah Ee U Dhaxaysa,
Labada kooxood ee cadaawadda badan u dhaxayso ee Leeds United iyo Manchester United ayaa galabta foodda isku daraya garoonka Elland Road, halkaas oo la filayo in taageereyaal mudaharaadaya ay ku ooriyaan Manchester United.Ciyaartan xamaasadda badan oo inta badan laga dareemo xafiiltan iyo cadaawad soo jireen ah ayaa waxa Leeds United ay halgan u geli doontaa sidii ay Red Devils u marin lahayd waddada Man City oo ay soo garaacday iyo Liverpool oo ay barbarro kusoo qabatay labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey.Tababare Marcelo…