Maxaa Iska Beddelay Tartanka Kabta Dahabka Ah Ee Gool-dhalinta
Tartanka kabta dahabka ah ee gool-dhalinta horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa sidii hore bathroom filayay aanay u badnayn tirada goolasha ay ciyaartu dhalinayaan.Labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyey ayay goolasha Premier League ahaayeen kuwo aad u yar, iyadoo ay hoos usoo dhacayaan tirada goolasha lagu kala qaadayo kabta dahabka ah.Xilli ciyaareedkii hore, waxa ku guuleystay weeraryahanka Leicester Ctiy ee Jamie Vardy oo dhaliyey 23 gool, waxaanu laba gool ka sarreeyey Danny Ings oo kaalinta labaad ku…