Cristiano Ronaldo Oo Magacaabay Labada Ciyaartoy Ee Ku Tartami Doona
Muddo 12 sannadood ah 11 ka mid ah waxa abaal-marinaha xiddigga adduunka qaatay Cristiano Ronaldo ama Lionel Messi, waxaana kaliya soo dhex-galay Luka Modric ka hor intii aanu sannadkii u dambeeyey ee aafada Korona Fayras ay jirtay aan la joojin Ballon d’Or balse abaal-marinta kale ee cusub ee The Greatest la siiyey Robert Lewandowski.Luka Modric ayaa sannadkii 2018 bandhiggii uu ka sameeyey Koobkii Adduunka iyo kooxdiisa Actual Madrid, waxa uu Cristiano Ronaldo kaga horjoogsaday in uu Ballon d’Or ama The Greatest ku…