Muxuu Rooble u doonayaa inuu xilalka uga qaado wasiiro u dhow Farmaajo? – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Afhayeenka Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macallin ayaa beeniyay wararka sheegaya in Rooble uu qorsheynayo inuu xilalka ka qaado qaar ka mid ah Wasiiradiisa.
Warkan oo saacadihii la soo dhaafay lagu faafinayay baraha bulshada ayaa sheegaya in Rooble uu isku dayay inuu helo wasiiro ku dhow Farmaajo, iyadoo laga shakisan yahay inuu jiro farqi u dhexeeya labada masuul.
Si kastaba ha noqotee, macallinka ayaa iska…