Amiirka Qatar oo war ka soo saaray heshiiska Soomaaliya iyo Kenya – Axadle
Doha (Axadle) - Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa soo saaray bayaan uu ku soo dhaweynayo dib u soo celinta xiriirkii diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya oo hakad ku jiray lixdii bilood ee la soo dhaafay.
Amiirka ayaa sheegay in go’aanka soo celinta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya uu ahaa mid geesinimo leh oo la doonayay in labada dal ay sii wadaan iskaashiga amniga iyo xasiloonida.
“Waxaan ugu hambalyeynayaa Madaxweyne Farmaajo…