Sawirro: Rooble oo gaaray Jeddah + Ujeedada qarsoon ee safarkiisa – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Jeddah isagoo kusii jeeda magaalada barakeysan ee Maka si uu u soo gaaro munaasabadda Ciidul Fidriga.
Rooble waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee King Abdulaziz International Airport Amiir Khaled Al-Faisal oo ah lataliyaha Boqorka Sacuudi Carabiya, Gudoomiyaha Mecca Al-Mukaramah iyo Duqa magaalada Jeddah…