RASMI: Neymar Oo Heshiis Cusub U Saxeexay PSG Iyo Mushaharka Waallida
Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa qalinka ku duugay heshiis uu waqtiga ugu dheereeyey kooxdiisa Paris Saint-Germain, kaas oo Parc des Princes kusii hayn doona illaa laga gaadhayo June 30, 2025.Neymar oo toddobaadkii hore shaaciyey in uu ku faraxsan yahay PSG ayaa soo afjaray hadal-hayn ka taagnayd mustaqbalkiisa oo la sheegayay in ay suurtogal tahay in uu ku laabto kooxdiisii hore ee Barcelona.29 jirkan ayaa sidii aanu saaka daabacnay, waxay kooxdu u bandhigtay qandaraas cusub oo uu ku kordhinayo heshiiskiisii hore ee uu…