Maurizio Sarri, Antonio Conte, Gasperini, Allegri Mise …. Tottenham
Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa xulatay tababaraheeda cusub ee ay ku beddelayso Jose Mourinho oo bishii hore shaqada laga caydhiyey, isla markaana si ku-meelgaadh ah loogu dhiibay maamulka laacibkii hore ee kooxdaas ee Ryan Mason oo dhaawacyo madaxa kasoo gaadhay ku qasbeen in uu kubadda ka fadhiisto.Tottenham ayaa in muddo ah raadinaysay tababare cusub, waxaana hore loola xidhiidhiyey laba macallin oo si cad iskaga diiday, kuwaas oo heshiisyo u saxeexay kooxo kale.Warbaahinta Ingiriiska ayaa sheegtay in mulkiilaha ahna…