Tababaraha Cusub Ee Actual Madrid Magacaabayso, Messi Oo Kusii Jeeda Man
Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha ay kooxaha waaweyn isku dayi doonaan in ay lasoo saxeexdaan.Wargeysyada waaweyn ee Yurub ayaa si joogto ah usoo bandhiga wada-hadallada, qorsheyaasha iyo xanta suuqa, waxaana maanta oo Axad ah qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen ka mid ahaa:Tababaraha Actual Madrid ee Zinedine Zidane ayaa u sheegay ciyaartoyda kooxdiisa in uu shaqada ka tegii doono dhamaadka xilli ciyaareedkan.…