Ciidamada Israel ayaa duqeymo culus ka wada dalka Lubnaan
Beirut (SDN) - Milatariga Israa’iil ayaa duqeeyay Lubnaan iyaga oo ka jawaabaya gantaallo ay ku soo rideen halkaas, sida lagu sheegay bayaan milatari.
Lix gantaal oo laga soo ganay dhanka Lubnaan ayaa ku wajahan waqooyiga Israel Isniintii laakiin ma aysan dhaafin Israel oo waxay ku dhaceen meel u dhow xadka, militariga Israel ayaa sheegay
Milatariga Israel ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inay duqeeyeen Lubnaan ayna bartilmaameedsanayeen…