RASMI: Thomas Tuchel Oo Shaaciyey Xiddigaha Uu Caawa Kala Hor-tegayo
Laba guul-darro oo isku xigay kaddib, Chelsea ayaa doonaysa in ay kusoo noqoto jidka guusha marka ay garoonkeeda Stamford Bridge ku qaabbisho Leicester Metropolis oo Sabtidii ka qaadday FA Cup.Kulankan oo muhiim u ah labada kooxoodba oo midkooda badisa ay xaqiijisan karto booskeeda Champions League ee xilli ciyaareedka dambe, kooxda laga badiyana laga yaabo in ay Europa League ka ciyaarto, waxa uu Thomas Tuchel usoo xushay hubkiisa ugu culus oo saacad ka hor uu kasii dhex-dooran 11ka laacib ee uu gaoronka kusoo…