Maxaa Xalay Kala Qabsaday John Terry & Taageerayaasha Tottenham? Spurs
Caawiyaha tababaraha Aston Villa John Terry ayaa taageerayaasha Spurs hortooda wuxuu tilmaam ku bixiyay inuu dhowr koob kor u soo qaaday ka dib markii ay ku heeseen in daafacoodii hore Ledley King uu ka fiican yahay isaga.Waxay aheyd habeen xun oo soo maray kooxda martida lavatory ahaa ee Tottenham kuwaasoo ay guuldarro 2-1 ka soo gaartay Aston Villa ka dib goolal ay kala dhaliyeen Ollie Watkings iyo gool uu iska dhaliyay Sergio Reguilon.Ciyaaryahanadda Spurs ayaa xitaa lagu ooriyay labadii qeyb ee ciyaarta madaama ay soo…