Ruman Cabdulqaadir: Ma iyadu is toogatay mise waa la dilay? Dadaawo) – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Ehelada gabar yar oo dhawaan ladilay xili ay duubeysay muuqaalka TikTok ayaa beeniyay in gabadhooda ay qori ku riday gacanteeda, taasi oo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada.
Ehelada marxuumka oo lagu magacaabi jiray Ruman Cabdulqaadir Maxamuud ayaa warbaahinta u sheegay in falkaasi uu ahaa dil waxaana ay beeniyeen warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in gabadha ay qorigeeda isku rogtay intii uu socday filimka.…