Manchester City: Jadwalka Kulamada Man City Ee Horyaalka Premier
Manchester City oo horyaalka Premier League ku guuleysatay xilli ciyaareedkii hore, ayaa difaacashadeeda ka bilaabi doonta Tottenham oo ay kulanka ugu horreeya ugu tegayso Magaalada London.Halkan kaga bogo jadwalka dhamaan kulamada Man City ee horyaalka Premier League:14: Tottenham (marti) – 3pm21: Norwich (minan) – 3pm28: Arsenal (minan) – 3pmSeptember11: Leicester (marti) – 3pm18: Southampton (minan) – 3pm25: Chelsea (marti) – 3pmOctober2: Liverpool (marti) – 3pm16: Burnley (minan) – 3pm23: Brighton (marti) – 3pm30:…