Midowga musharraxiinta oo kulan ku yeeshay Muqdisho + Ujeedk…
Muqdisho (Axadle) – Xubnaha Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay Caasimadda Muqdisho, kaas oo ay uga hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan marxaladda kala guurka iyo doorashooyinka 2021-ka.
Kulankan oo ay inta badan goobjoog ahaayeen musharaxiinta u taagan madaxweynaha ayaa waxaa guddoomiyey Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah guddoomiyaha golahaasi.
Inta uu socday kulankan ayaa waxaa lagu soo qaaday…