Somalia defends its relationship with Djibouti

Somalia defends its relationship with Djibouti MOGADISHU, Somalia - The Somali federal government has cleared doubts that her relationship with Djibouti may have been severed, following a series of incidents involving Mogadishu and Djibouti, in particular Kenya's strained relationship with the Horn of Africa. In February, a Djibouti committee sent by IGAD freed Kenya from alleged interference in…

Muxuu Ahaa Rikoodhka Xun Ee Benzema Looga Diiwaangeliyey Kulankii

Karim Benzema ayaa kulankiisii ugu horreeyey u saftay xulka qaranka France muddo lix sannadood ku dhow, waxaanu kusoo bilowday ciyaartii saaxiibtinimo ee Arbacadii ay 3-0 ku karbaasheen Wales, taas oo u ahayd mid farxad badan.Weeraryahankan ayaa lagu daray xulka qaranka France ee tartanka Euro 2020 ka qayb-gelaya, waxaanay taasi soo afjartay caydhintii lagaga sameeyey xulka qaranka markii ay soo baxday fadeexaddii cajaladda galmo ee laga duubay Valbuena sannadkii 2015.Benzema ayaa kusoo garab bilowday Kylian Mbappe iyo…

Duqeyn lagu dilay dad isku qoys ah oo ka dhacday gobolka Ged…

Garbahaarey (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeyn dhinaca cirka ah oo xalay la sheegay in a diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Gedo. Duqeyntan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay si gaar ah uga dhacday deegaanka Ceel-Cadde ee gobolkaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa sheegaya in dadka waxyeelada ka soo…

Kevin De Bruyne Oo Dhaawac Ku Seegaya Furitaanka Euro 2020 Iyo

Kevin de Bruyne ayaa seegi doona kulanka waddankiisa Belgium uu ku furanayo tartanka Euro 2020 ee ay ka hortegi doonaan waddanka Ruushka, kaddib dhaawacii kasoo gaadhay wajiga finalkii Champions League, markaas oo uu ka jabay sanqaroorka iyo lafta isha agteeda.Tababaraha xulka qaranka Belgium ee Roberto Martinez ayaa xaqiijiyey, in Kevin de Bruyne aanu qayb ka noqon doonin kulanka ay RUushka la ciyaari doonaan, laakiin ay kulamada xiga u xidhi doonaan ‘weji-ilaaliye’ u qarin doona sanka iyo indhaha agtooda ee uu dhaawacu ka…

Arsene Wenger Oo Magacaabay Waddanka Ku Guuleysanaya Koobka Euro 2020

Tababarihii hore ee Arsene ee Arsene Wenger ayaa magacaabay waddanka ugu cad-cad ee  ku guuleysan doona tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020 ee toddobaadka dambe bilaabmi doona.Arsene Wenger oo ka tirsan masuuliyiinta FIFA, isla markaana ciyaaraha ka falanqeeya telefishanka beIN Sports oo uu ka tirsan yahay khubaradiisa ayaa waxa uu rumaysan yahay, in laacib ciyaaraha caalamiga ahaa  ka maqnaa sannado badan balse dib usoo noqday uu isbeddel ku samaynayo sidii ay markii hore ahayd awoodaha qaramada Yurub ee ku loollami doona…

Sawirro: CC Shakuur oo dib usoo celiyey boorarkiisa xilli uu…

Muqdisho (Axadle) – Musharrax Madaxweyne ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dib u soo dhejiyey boorarkii ololaha doorashada ee Caasimadda Muqdisho muddo ka badan bil kadib markii uu fujiyey, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xisbiga. Qoraalka ayaa lagu yiri “Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur ayaa maanta dib u soo dhejiyey boorarkii ololaha doorashada. Bil kahor ayey ahayd markii uu sheegay…

Assimi Goïta received a delegation from Azawad in

Colonel Assimi Goïta, interim chairman, continues his talks in Bamako following his coup last week, condemned by the AU and ECOWAS, which repealed Mali. On Wednesday, Colonel Assimi Goïta received a delegation from the ex-insurgency who asked for promises before following the transition. Choguel Maïga, tipped for prime minister, attended the meeting…

Maxay culimada Soomaalida ka yiraahdeen go’aanka Sacuudi Car…

Hargeysa (Axadle) – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa weli kusii adkeysaneysa tallaabadii ay ku xadiday sameecadaha masaajidda oo dhigeysay in aan laga maqlin meel ka baxsan masaajidka gudihiisa, midaasi oo ka dhigan in aadaanka aan laga dheereyn karin saddex meelood meel kamid ah muggooda ama 33%. Wasiirka Arrimaha Diinta ee Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii difaacay amarkaas oo muran badan dhaliyey, isagoo ku dooday in go’aankaas uu yimid kadib…

DF oo shaaca ka qaaday cidda bixineysa dhaqaalaha ku baxaya …

Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii u horeysay si faah-faahsan uga hadashay halka ay ka imaanayaan dhaqaalaha doorashooyinka, oo lagu qabanayo doorashooyinka dhawaan heshiiska looga gaaray Caasimadda Muqdisho. Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in dhaqaalaha doorashada uu ka imaan doono dowladda federaalka, musharaxiinta iyo beesha caalamka, oo kaalinta u weyn…

Maxay tahay farriinta uu madaxweyne Erdogan u diray dalalka …

Ankara (Axadle) – Turkey ayaa rajeyneysa inay sare u qaado Iskaashiga Masar iyo dalalka Khaliijka ayada oo lagu saleynayo “guul labada dhinac ah”, waxaa sidaas Talaadadii sheegay madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. Ankara ayaa ka shaqeyneysa inay hagaajiso xiriirka xumaaday ee kala dhaxeeya Qaahira iyo qaar ka mid ah dalalka Khaliijka kadib sanado xiisad ah. Xiriirka Ankara ee Masar iyo Sacuudi Carabiya ayaa u xumaaday arrimo dhowr ah, oo ay ka mid…