Sergio Ramos Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Spain, Heshiiska Bilaashka
Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa u dhow in ay gacanta ku dhigto kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos oo uu dhamaaday qandaraaskii uu ku joogay Santiago Bernabeu, isla markaana aan wali ogolaanin in uu saxeexo qandaraas cusub.Tababare Pep Guardiola ayaa xiisaynaya in kooxdiisa uu kusoo kordhiyo Sergio Ramos, si uu habkiisa difaaca ugu kordhiyo khibradda iyo hoggaaminta uu sannadaha badan ka helay garoomada, sida uu Thiago Silva sare ugu qaaday tayada Chelsea oo kale.Difaacan reer Spain oo Real Madrid u dhaliyey in ka…