At least 25 soldiers from Al-Shabaab in Ops in Somalia before the election

At least 25 Al-Shabaab militants in Ops Somalia before the election MOGADISHU, Somalia - Operations masterminded by the Somali National Army continue to bear fruit, especially in central Somalia, where al-Shabaab militants have suffered major setbacks in the past two weeks, after many warriors were killed. On Tuesday, SNA forces announced further deaths of 25 al-Shabaab soldiers in the Hiraan…

CR7 Miyaa Roma Kula Biiraya Mourinho? Cassano & Vieri Oo Si Adag Uga

Mustaqbalka kabtanka Portugal Cristiano Ronaldo ee kooxdiisa Juventus ayaa shaki weyn ku yimid kadib markii ay kooxda ku dhibtootay iney usoo baxdo koobka horyaallada Yurub ee xagaaga dambe, waxaana wali kala caddeyn sida uu waayahiisa magaalada Turin kusii wadan karo.Iyadoo ay taasi jirto ayey hadana warar kala duwan kasoo baxayaan mustaqbalkiisa, marka laga tago in gacalisadiisa ay qof taageere ah ugu jawaabtay “Wuu joogayaa” oo kama tagayo Juventus, hadana halyeeygii hore xulka qaranka talyaaniga Christian Vieri ayaa ka…

collective prayers for peace in Tigray

In Ethiopia, the Tigray War continues. Federal forces, especially supported by Eritrean troops, launched a large-scale military operation in November 2020. The soldiers confront the men from the former power in Tigray, TPLF. The conflict has claimed thousands of lives. Several abuses against civilians have been committed. The region is undergoing a serious humanitarian crisis. In the face of this…

Wararkii ugu dambeeyey ee tirinta codadka doorashada Somalil…

Hargeysa (Axadle) – Deegaanada Gobaladda Waqooyi waxaa weli ka socota tirinta codadka doorashada ee golaha wakiilada iyo deegaanka oo Isniintii lasoo dhaafay ka dhacday lixda gobol maamulkaasi, Awdal, Saaxil, Maroodi-Jeex, Toghdeer, Sanaag iyo Sool. Tirinta codadka ayaa haatan si habsami u socota, waxaana codeeyey in ka badan hal miliyan oo qof oo isku diiwaan-geliyey doorashadan oo aheyd qof iyo cod. Wararka ayaa sheegaya in ku dhawaaqista…

In the spotlight: Mali is banished from institutions

In response to last week's coup, the African Union lifted Mali's membership yesterday, Tuesday 1 June, and threatened sanctions if a civilian-led government is not re-established.A sanction that complies with ECOWAS's points Mali Tribune. "The subregional organization did not go in the direction of financial sanctions announced by some observers. It was limited to political sanctions. That is, Assimi Goïta will remain…

Waxa Uu Madaxweynaha Barca Laporta Ku Sameeyay Ronald Koeman Waa

Ronald de Boer ayaa carabka ku adkeeyay in sida uu madaxweynaha Barcelona Joan Laporta u la dhaqmayo tababare Ronald Koeman inay tahay xirfadlenimo xum.Ninka reer Holland ayaa aaminsan in Koeman uu shaqo aad u fiican ka qabtay Barcelona xilli ciyaareedkii la soo dhaafay islamarkaana uu mudan yahay in fursad loo siiyo inuu kooxda hogaamiyo xilli ciyaareedka soo socda ee 2021-22.Laporta ayaa dhamaadkii xilli ciyaareedka u sheegay Koeman inuu 15 maalmood gudaheed kaga fekeri doona waxa uu ka sameyn doono haddii uu ceyrinayo iyo…

Abiy: Geeri ayaan ka xigaa in aan xukunka wareejiyo – …

Addis Ababa (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed oo kulan gaar ah lalahaa hoggaanka sare ee xisbigiisa Prosperity Party ayaa laga duubay cod halis ah, kaas oo uu kaga hadlay mustaqbalkiisa hoggaamineed ee wadanaakasi Itoobiya. Abiy ayaa codka laga duubay ku sheegay in doorashada soo socota ee dhaceysa 21-ka bishan in isaga iyo xisbigiisa ay ku guuleysan doonaan, haddii kale uu dhiig daadan doono. Sidoo kale wuxuu shaaca ka…

Mbappe, Sterling, De Bruyne – 11ka Xiddig Ee Ugu Qiimaha Badan Koobka

11ka bishaan Juun waxaa bilaaban doona ciyaaraha Qaramada Yurub ee Euro 2020 oo sannadkii la soo dhaafay u baaqday cudurka safmarka ah ee Korona Fayras.Xiddigo waa weyn iyo xiddigo mustaqbal leh ayaa ka soo muuqan doona tartanka sannadkan iyadoo la filayo inuu noqon doono mid xiiso iyo xamaasad leh.Hadaba shabakada uruurisa xogta iyo qiimaha ciyaartoyda ee Transfermrkt ayaa soo saartay shaxda xiddigaha ugu qiimaha badan ee ka soo muuqan doona tartanka Euro 2020 xagaagan.Xulka England ayaa shaxda u badan iyagoo leh seddex…

Carlo Ancelotti Oo Xiddig Caan Ah Ka Dhiganaya Caawiyihiisa Shaqada

Iyadoo la xaqiijiyay in Carlo Ancelotti uu ku laabtay Real Madrid, waxaa isna xarunta kooxda ku soo laabanayo waji la yaqaano oo noqonaya caawiyihiisa koowaad.Waxaa haatan la dhisayaa shaqaalaha tababarka ee Ancelotti kala shaqeyn lahaa Los Blancos iyadoo xiddigii hore ee Madrid iyo Liverpool Alvaro Arbeloa uu ugu cadcad yahay inuu noqdo gacantiisa midig. Arbeloa ayaa lagu yaqaanaa inuu yahay nin Real Madrid aad u jecel, iyadoo taageerayaasha ay soo dhaweyn doonaan magacaabistiisa.Arbeloa ayaa bedeli doona Fernando Hierro…

Following the alleged massacre, Ethiopia says it is moving fast to recover

Following the alleged massacre, Ethiopia says it is moving fast to restore order in Tigray ADDIS ABABA, Ethiopia - Ethiopian authorities are keen to restore peace and stability to the Tigray region, which has now emerged, months after the assassination, which killed thousands of government critics, leading to massive international condemnation. The Tigray crisis shocked the world after reports…