In ka badan 300 oo neef oo Biriq ku dishay gobolka Hiiraan
Wararka ka imaanaya tuulada Teedaan oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi biriq ay ku dishay Xoolo aad u farabadan, kadib roobab saacado badan ka da'ay Tuuladaas.Biriqda ayaa dishay in ka badan 300 oo neef oo dhamaantood ahaa Ari, kuwaas oo la tilmaamay iney ku xareysnaayeen hal xero xiliga ay biriqdu haleeshay.
Cali Cabdi Aamin oo loo yaqaano Cali Afeey oo ah shaqsiga biriqdu ka laaysay Xoolaha ayaa warbaahinta u sheegay in dhamaan Xoolahiisii uusan uga!--more-->…