Amar culus oo la dul-dhigay gaadiidka madaxda iyo kuwa shaca…
Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa amar cusub kusoo rogay dhamaan Gaadiidka ka dhex shaqeeya Caasimadda Muqdisho iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay ee lagu dhex wato gudaha axadle.
Taliska ciidamada ilaalada wadooyinka ee taraafikada ee gobolka ayaa faray in gaadiidka kuwa garka loo leeyahay iyo kuwa Madaxda ay wataan in loo sameeynayo Sharciga gaadiidka, sida Buuga iyo Aqoonsiga Darawalnimo.
Bishaar Abshir Geedi, Taliyaha…