DAAWO: Neymar Oo Saddex Ciyaartoy Oo Peru Ah Ku Burburiyey Xirfad
Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa saddex ciyaartoy oo reer Peru ah ku burburiyey xirfad iyo goysmo cajiib ah kulankii xulka qarankiisa Brazil uu xalay 4-0 ku xasuuqay Peru oo ay wada ciyaareen kulan ka tirsan tartanka qaramada Latin America ee Copa America.Neymar ayaa xulka qarankiisa ku hoggaamiyey guul weyn isagoo dhaliyey gool uu ugu sii dhowaaday inuu soo qabto rikoodhkii gool-dhalinta ee halyeygii waddankaas ee Pele.Laacibkan oo lagu yaqaano goysmo iyo kubbad orod la socdo oo uu ku burburiyo difaacyahannada, laakiin…