Gobaladda Waqooyi iyo Taiwan oo kala saxiixday heshiis cusub + Sawi…
Hargeysa (Axadle) – Gobaladda Waqooyi iyo dhiggeeda Taiwan ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo ku aadan dhanka caafimaadka, si hore loogu wado xiriirka labada dhinac.
Heshiiskan cusub ayaa dhigaya in Taiwan ay howl-wadeeno caafimaad usoo direyso Gobaladda Waqooyi, kuwaas oo tababar siinayo shaqaalaha caafimaadka ee Hargeysa.
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Taiwan ayaa lagu faah faahiyey heshiiskan oo Arbacadii ka dhacay…