“Xiddig Ugu Wanaagsan Ee England Waa Harry Kane, Ma Jirto Sabab Uu U

Harry Kane ayaa ah xiddiga ugu wanaagsan ee ay Ingiriisku haystaan, mana gelin karaan kaydka iyadoo laga doorbidayo weeraryahanka Everton ee Dominic Calvert-Lewin, sida uu rumaysan yahay Gary Neville.Halyeyga Ingiriiska ayaa sheegay, in shaxda England ay tahay inuu mar walba kasoo muuqdo Harry Kane oo uu xusay inuu yahay ciyaartoyga ugu wanaagsan ee Ingiriisku haystaan waqtigan.Kane oo dhaliyey 34 gool oo xulka qaranka England ah ayaa bandhig aan wanaagsanayn ka sameeyey ciyaartii Croatia ee ay ku furteen tartanka qaramada…

Xog: Khilaaf la xiriira howsha loo xil saari rabo SAADAQ JOO…

Muqdisho (Axadle) – Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo muhiim ah, waxaa khilaaf xoog leh uu soo kala dhexgalay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo dhinac isku ah iyo madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Khilaafka labadaan masuul ayaa salka ku haaya wararka sheegaya in ammaanka doorashada Galmudug lagu wareejin doono taliyihii hore ee booliska Gobalka Banaadir…

Addis Ababa rejects UN warnings

Famine in the warring region of Tigray is spreading to other Ethiopian provinces, the UN Secretary-General for Humanitarian Affairs warned on Tuesday at a closed door in the Security Council. Famine is now threatening nearly 2.5 million Ethiopians, according to Mark Lowcock. Warnings rejected and condemned by the Ethiopian ambassador to the UN.…

Saddax arrin ka ogow xerada ciidamada Jeneral Dhega-badan ee…

Muqdisho (Axadle) – Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan oo ah Xerada loogu magac daray Janaraal Cabdikariim Yuusuf Adan Dhaga-badan, ee ku taallo Degmada Wadajirwaa goob lagu tababaro ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. Tan iyo 2010-kii, marki la billaabay in ciidamada lagu tababaro, waxaa xeradaas ka soo baxayey dufcado ciidamo iyo maleeshiyaad aan dowladda ka tirsanayn. Haddaba wax badan ka ogoow taariikhda Xeradaasi.…

President Tshisekedi in Beni to make status

President Tshisekedi continues his visit to the east. After Goma, he arrived in Beni on Tuesday. He is coming to assess the measures related to the besieged state that has been decided since May 6 in two provinces in the eastern part of the country, Ituri and northern Kivu, of which Beni is the capital, plagued by gang violence. Despite the establishment of the siege, the situation on the ground does…

Xaalka dhaqaale ee maamulka G/Banaadir oo sii xumaanaya

Muqdisho (Axadle) – Sida ay hore u sheegtay Axadle, maamulka gobalka Banaadir ayaa wajahaya dhaqaalo la’aan xoog leh taasi oo saameyn weyn ku yeelataay mushaarka shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar. Bishii la soo dhaafay ee May ayaa la sheegay in ilaa hadda aysan mushaarkooda helin shaqaalaha maamulka gobalka Banaadir, iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in aysan muuqan rajo lagu bixin karo mushaarka sababo la xariira dhaqaalo la’aan heysata maamulka. Xogta aan helnay ayaa tilmaameysa in Guddoomiyaha Gobalka Banaadir uu…

UNTM sets ultimatum for new Premier

In Mali, the new prime minister for the transition, Choguel Maïga, met with UN unions on Tuesday. The first central union in the country has had a series of complaints for several months. The case of the compressed workers from the former state-owned enterprises, the harmonization of the index networks for the salaries of civil…

Senegal: how will the latent conflict develop in

Casamance has been confronted for almost 40 years by the MFDC's independence movement. But since the beginning of the year, the army has given a boost to its military operations by regaining the historical positions of the MFDC near the border with Guinea-Bissau. The goal stated: "to restore state authority completely." A new balance of power, while the uprising today seems to be aging and fragmented. .

Faransiiska Oo Hadiyad Uu Ka Helay Hummels Ku Garaacay Jarmalka, VAR

Xulka qaranka France ayaa guul kasoo gaadhay waddanka Germany oo ay marti ugu ahaayeen magaalada Munich, waxaana ku filnaaday gool madi ahaa oo uu qaybtii hore iska dhaliyey Mats Hummel.Kulankan oo fursado badan uu iska lumiyey Faransiiska oo laba goolna laga diiday, ayaa waxa guul 1-0 ah gaadhay France oo inta badan maamulayay ciyaarta, marka laga yimaaddo qaybtii dambe oo Jarmalku bandhig cajiib ahaa la yimid, laakiin ay awoodi waayeen inay shabaqa taabtaan.Daqiiqaddii 20aad ee ciyaarta ayay Faransiisku u dabbaal-degeen…