US requires investigation into killing of assist employees in Tigray, Ethiopia

US requires investigation into killing of assist employees in Ethiopia's Tigray area WASHINGTON, United States - The USA has referred to as for an investigation into the homicide of three Médecins Sans Frontières (MSF) employees in Ethiopia's troubled Tigray area, in keeping with a press release launched by the State Division on Friday. “The assaults on assist employees are indefensible and…

Madaxweyne goboleedkii labaad oo yimid & wararkii u dambeeye…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Muqdisho ee Axadle Soomaaliya, waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka Aadan Cadde. Axmed Madoobe iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Caasimadda Muqdisho uga hortegay mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda. Madaxweynaha Jubbaland ayaa noqonaya madaxweynihii labaad ee soo gaaray…

England want to offer an extension of the contract

England coach Gareth Southgate is in line for a new contract no matter how his team performs against Germany in the last 16 match of the European Championship 2020 on Tuesday and how far they go in the competition, with the FA anxious to be responsible beyond the next World Cup in Qatar.Southgate's current deal as England manager runs until the end of 2022 and the completion of the 2022 World Cup cycle, with the final in November and December, but FA chief executive Mark Bullingham has revealed that there are already plans…

Ajer dissatisfied with rejection of £ 10 million

Celtic defender Kristoffer Ajer is said to be "clearly unhappy" after the club rejected two bids for around £ 10 million, despite an earlier agreement that he could leave the club if a "suitable" offer came in.The versatile 23-year-old has only one year left on his contract, and it is likely that the Bhoys will try to make money this summer to ensure they do not lose him on a free transfer.Athletic notes that Ajer has expressed his desire to leave the club this summer, but that has not stopped Celtic from rejecting offers…

GO’AAN: Real Madrid Oo Go’aankii Caalamku Sugayay Ka Gaarey Haddii Ay

Kooxda ree Spain ee Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay go’aan ka qaadatay haddiiba ay saxeexa garabka weerar ee Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe samaynayso suuqa xagaaga ee sanadkan 2021.Mbappe ayaa si weyn loogu arkaa mid kamida xiddigaha ugu fiican dunida walow uu kaliya 22 sano jir yahay isaga oo da’daas ku gaadhay heer ciyaartoy waaweyn riyo ku ah.Ninka French-ka ah ayaa loo arkaa ku guuleyste Ballon d’Or oo mustaqbalka ah balse su’aasha kaliya ee taagan ayaa ah kooxdee ayuu meteli doonaa mustaqbalka…

Congolese reluctant to

In Congo-Brazzaville, at least 100,000 doses of the Covid-19 vaccine offered by China risk being unused next July, according to the government. In question, the population, reluctant to be vaccinated. as reported from Brazzaville, Loïcia MartialIn the center of Brazzaville, Ghislaine Mawata, a mother in her forties, walks…

Derek Chauvin oo xukun culus loogu ridday dilkii George Floy…

Muqdisho (Axadle) – Ninkii caddaanka ahaa ee horay uga tirsanaa booliska Mareykanka Derek Chauvin ayaa lagu xukumay 22 sannadood ee badh oo xabsi ah dambiyo la xiriira dilkii George Floyd ee bishii May ee sannnadkii hore ee 2020-kii. Floyd ayaa geeriyooday ka dib markiii sarkaalka uu jilibka kaga hayay luqunta muddo ka badan 9 daqiiqadood. Mar sii horreeysay Derek Chauvin ayaa qoyska Floyd uga tacsiyeeyay geerida wiilkooda. Xeer Ilaaliyaha…

“Lug Doofaar Ayaanu U Diri Doonaa Si Aanu….” – Colaadii Spain & Van

Khadka dhexe ahna kabtanka xulka qaranka Spain ee tartanka Euro 2020 ee Sergio Busquets ayaa il-wareedka Cadena SER siiyay waraysi dheer oo uu kaga hadlay arrimo badan xilli ay isku diyaarinayaan wareega 16-ka ee tartankaas.Mid kamida waxyaabaha xasaasiga ah ee uu ka hadlay Busquets ayaa ahaa inuu u jawaabay halyeeyga xulka Netherlands ee Rafael Van Der Vaart kaas oo dhawaan qiimayn bahdil ah ku sameeyay xulka lagu naanayso La Roja.Ugu horreynba Busquets oo ka hadlay haddii uu ka cadhooday eedaymaha xulkiisa Spain loosoo…