Maxay tahay dacwadda ka dhanka ah doorashadii Gobaladda Waqooyi ee …
Hargeysa (Axadle) – Waxaa maalmihii u dambeeyay isa-soo tarayay cabasho xoogan oo ka dhalatay doorashadii Gobaladda Waqooyi ka dhacday 31-kii May, taasi oo qaar kamid ah musharaxiintii ka qeyb-galay ay sheegen in la musuq-maasuqay.
Musharaxiin kamid ah kuwa cabashada ka qaba doorashadaas oo ka sharaxnaa xisbiyada Waddani iyo Ucid ayaa waxay dacwad u gudbiyeen maxkamadda sarre ee Gobaladda Waqooyi, maadama ay ku doodayaan in la dhacay codadkoodii…