Xog: Labada ujeeddo ee uu Ra’iisul Wasaare Rooble ka leeyaha…
Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa sheegaysa in safarka uu maanta ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble uu ku tegay Kismaayo uu ka leeyahay labo ujeedo oo la xiriira doorashada iyo dib-u-heshiisinta.
Rooble ayaa u tagay Kismaayo sidii dib-u-heshiisiin looga sameyn lahaa khilaafka gobolka Gedo iyo weliba sidii loo dar-dargalin lahaa hannaanka doorashada oo dhawaan la filayo inay ka qabsoomto dalka.
Saraakiil…