ARGAGAX: Messi Oo Looga Baqay In Diyaaradiisa Lagu Qarxiyo &
Qorshaha uu Lionel Messi kaga tagayay dalkiisa Argentina maalinimadii Salaasadii ayaa noqday kuwo halis la geliyay iyadoo hakad la geliyay diyaaradiisa khaaska ah maadaama laga cabsi qabay bambo garoonka taalay.34 sano jirkaas ayaa ku laabtay magaalada uu kasoo jeeday ee Rosario kaddib markii xulka Argentina uu ku guuleystay Copa America iyaga oo ka qaaday dhigooda Brazil isla markaana soo af-meeray koobab la’aan haysatay tan iyo 1993.Messi ayaa u duulayay magaalada Miami si uu halkaas ugu soo qaato fasaxiisa xagaaga isaga…