WARBIXIN: Xiddigihii Waaweynaa Ee Heshiisyada Is-dhaafi Lagula Kala
Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa u dhow inay gaadhaan heshiis ay isku weydaarsanayaan labada ciyaartoy ee Antoine Griezmann iyo Saul Niguez oo uu midba kooxda kale tegayo.Antoine Griezmann ayaa kusii jeeda kooxdiisii hore ee Atletico Madrid, sidoo kalena Saul Niguez ayay tahay inuu tago Barcelona, waxaase muhiim ah in si dhab ah loo qiimeeyo xiddigahan iyadoo la eegayo mid walba qiimaha u qalma ee uu ka taagan yahay suuqa iibka ciyaartoyda.LaLiga ayaa si dhow ula socda xaaladda ciyaartoydan iyo labadan kooxood, waxaana…