YAAB: Man United Oo Cadawgeeda Man City Ka Caawinaysa Saxeexyada Jack
Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay saxeexa Jadon Sancho oo ay kala soo wareegtay Borussia Dortmund ay si dadban ugu hubaysay kooxda ay xifaaltamaan ee Manchester City iyo bar-tilmaameedyada ay ka doonayso suuqa.United ayaa toddobaadkii hore Dortmund kala heshiisay saxeexa Jadon waxaana uu dhawaan garabka ree England maray tijaabada caafimaadka iyadoo ay hadhsan tahay kaliya in lasoo bandhigo.Kooxda ka ciyaarta Old Trafford ayaa bixin doonta 73 Milyan oo pound waxaana qayb kamida lacagtaas toos u qaadan…