Gudoomiyaha degmada ‘wuu ka badbaaday’ rasaasta ay ku fureen ciidamada – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Gudoomiyaha degmada Baraawe Cumar Sheekh Cabdi Shafana ayaa ka badbaaday isku day dil kadib markii ay toogteen ciidamada dowlada.
Shafana oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in toogashada ay ku dhinteen qof shacab ah iyo mid ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah ee NISA, isla markaana uu dhaawac culus gaarsiiyay gaarigiisa.
Waxa uu sheegay in rasaasta ay fureen ciidamada Milatariga bar kontorool oo ku taala Baraawe, taasi oo uu ku…