Madaxweyne Vladimir Putin oo diiday qorshaha Reer
Moscow (Axadle) – Madaxweyne Vladimir Putin ayaa Axaddii diiday fikradda ku saabsan in dadka laga soo daad-gureynayo Afghanistan la geeyo dalalka u dhow Ruushka, isaga oo sheegay inaysan dooneyn in “mintidiin iska dhigaya qaxooti ay halkaas tagaan.”
Moscow ayaa xiriir wanaagsan la leh Taalibaan, waxaana mintidiintan uu ka hadlayo loola jeeda kuwa Al-Qacida.
Putin ayaa cambaareeyey fikradda dalalka Reer Galbeedka qaarkood, ee ay qaxootiga…