TOP 10: Tobanka Ciyaartoy Ee Ugu Mushaharka Badan Premier League Oo La
Kaddib markii ay Manchester United sida rasmiga ah gacanta ugu dhigtay xiddiga reer England ee Jadon Sancho oo ay kala soo wareegtay Borussia Dortmund, waxa uu isbeddel ku yimid liiska ciyaartoyda ugu mushaharka badan horyaalka Premier League.Jadon Sancho ayaa ka mid noqday tobanka ciyaartoy ee ugu mushaharka badan, iyadoo uu liiska ka garbiyey hal ciyartoy oo bannaanka uga baxay, laakiin isagu kaalinta koowaad kuma jiro, waxaana ka horreeya dersin kale oo ciyaartooyo ah.Xiddigaha ugu mushaharka badan horyaalka Premier…