DFS oo sheegtay in ay dishay saraakiil katirsan Al-Shabaab.
War kasoo baxay DFS ayaa lagu sheegay in Ciidamada gaarka u tababaran ee DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobollada Shabeelaha Hoose…
Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.
War kasoo baxay DFS ayaa lagu sheegay in Ciidamada gaarka u tababaran ee DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobollada Shabeelaha Hoose…
Iska hor imaadkaan ayaa ka dhacay Isgoyska Dabka oo kala qaybiyo Degmooyinka Howlwadaag, Hodan & Waaberi, waxaana la dilay labo ruux oo…
Xildhibaan Aadan Axmed Xeefoow oo ka mid ahaa xildhibaannada cusub Baarlamaanka 2aad ee Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle ayaa maanta laga reebay munaasabadii dheerta…
Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Mike Pompeo oo la taagan yahay Jeneral Abdel-Fattah Burhan, oo ah madaxa golaha talada haya, Khartuum, Sudan,…
Heshiisyada Daaha-gadaashiisa: Kaalinta hogaamiyayaasha Dowlad-goboleedyada ee doorashooyinka Madaxtooyada & Baarlamaanka Soomaaliya! Waa warbixino taxane ah oo aan ku lafagureyno aragtida Dowlad-goboleedyada iyo…
Baarlamaanka 2 aad ee Dowladda Goboleedka Hirshabeelle. Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu dhaariyay xubnaha Baarlamaan-goboleedka 2aad ee DG Hirshabeelle, munaasabadda dhaarinta 90-ka…
Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu dhaariyay Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee DG Hir-Shabeelle, waxaana goobjoog ka ahaa xubnaha Guddiga soo xulay & mas’uuliyiin…
Golaha Wakiilada DG Puntland ayaa maanta oo Sabti ah yeeshay fadhigooda 5-aad ee Kalfadhiga 47-aad, waxaana la horgeeyay Qodobka 2-aad Warbixinnada Guddiyada…
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un. Guddiga Qaramada Midoobay ee la socodka cunaqabatayta saaran Soomaaliya ayaa sheegtay in Xoogga hubaysan ee Al-Shabaab ay…
Koox burcad ah ayaa toogatay labo muwaadin oo Soomaali ah kana mid ah Ganacsatada Tuulada Cosmos ee Magaalada Johannesburg dalka Koofur Afrika…
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter waxa uu uga hadlay dhul-gariirka ku dhuftay dalka Turkiga…