Lix maalmood ka hor doorashada Mareykanka: maxaad u baahan
Maalinta doorashada ee Mareykanka waa Talaadada soo socota, Nofeembar 3 2020 iyada oo Donald Trump iyo Joe Biden ay sii wadaan ololohoodii…
Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.
Maalinta doorashada ee Mareykanka waa Talaadada soo socota, Nofeembar 3 2020 iyada oo Donald Trump iyo Joe Biden ay sii wadaan ololohoodii…
Dowlad-goboleedyada dalka ayaa soo gudbiyay xubnaha ku matalaya guddiyada doorashada 2020/21 iyada oo xubnaha beesha caalamka ay ku cadaadinayaan Hogaamiye Maxamed Cabdullaahi…
Hogaamiye ku xigeenka DG Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa la sheegay in uu laamaha ammaanka amray dhaqangelinta Bandowgaan oo lagu sugayo ammaanka…
Magaalada Gaakacyo xarunta Gobolka mudug waxaa maanta ka dhacay dibadbax ay ka qaybgaleen Culima-udiin, Arday, Waxgarad & qaybaha kala duwan ee Bulshada…
Danjiraha Talyaaniga ee Dalka Uganda Massimiliano Mazzarati oo qalab loogu talagalay Covid-19 ku wareejiyay hoggaanka Militariga dalkaas ayaa bogaadiyay howlgalka UPDF-ta ee…
Banaanbax ka dhan ah Hogaamiyaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa laga qaban-qaabinayaa Magaalooyinka Muqdisho, Cadaado, Gaalkacyo iyo meelo kale oo katirsan Gobollada Dalka.…
Magaalada Jowhar waxaa xalay looga dhawaaqay liiska & magacyada Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka labaad DG Hir-Shabeelle oo lagu qaybiyay hab-qabsiga beelaha Hiiraan…
Labo gudoomiye Waaxeed oo ka tirsan degmada Kaxda iyo haweenay ka shaqaynaysay ololaha wacyi galinta ayaa lagu dilay toogasho iyo qarax gaari…
Wefdi uu hoggaaminayey Ergayga Xoghayaha Guud QM arimaha Soomaaliya, oo ay qeyb ka ahaayeen qaar kamid ah Wakiiladda beesha caalamka sida EU…
Ursula von der Leyen, Moussa Faki Magaaladda Brussels waxaa lagu soo gabagabeeyay shir u dhexeeyay Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika…
Qarax loo adeegsaday gaari ayaa wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan agagaarka Siinka dheer Waxaa lagula eegtay gudoomiyaha degmada Kaxda…