Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Ciidamada Australia oo lagu helay dambiyo dagaal oo ay ka

Australia ayaa Khamiistii sheegtay in ciidamadeeda gaarka ah looga shakisan yahay in ay mas’uul ka ahaayeen 39 dil sharci daro ah oo ka dhacay Afghanistan, maadaama ay soo saartay warbixin dheer oo la sugayay oo ku saabsan dambiyada dagaal ee la sheegay in ay ciidamadoodu ka galeen wadanka Koonfurta Aasiya. Australia ayaa baaritaankan bilawday sanadkii 2016, iyada oo ay jiraan warbixino ka imanaya hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha iyo warbaahinta maxaliga ah ee ku saabsan…

Cabdi Xaashi oo soo saaray habraaca doorashada Xildhibannada

Guddoomiyaha Golaha  Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in uu yahay “Habraaca maamulka Doorashada Xildhibaannada labada Gole ee ka soo jeedda Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya  (Gobaladda Waqooyi). Qoraalka uu soo baxay Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu sheegay  in, iyada oo la tixgelinayo duruufaha gaarka ah ee doorashada Xildhibaannada kasoo jeeda Gobolada Waqooyi kaga duwan yihin doorashooyinka kale ee ka dhacaya…

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo qarax lagula eegtay degmada

Waa askar ka tirsan ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, 2019. © FEISAL OMAR / Reuters Wararka ka imaanaya gobolka Baay ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax miino lagula eegtay kolanyo ka tirsan ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda Dowladda Itoobiya ee sugan Soomaaliya. Qaraxa waxaa ka dambeeyay Iska hor’imaad xooggan oo barqadii maanta ka dhacay duleedka degmada Qansaxdheere sida dadka deegaanka ku soo waramayaan. Qaraxa miino oo lala…

Askar ku dhimatay qarax Miino oo ka dhacay duleedka

Wararka ka imaanaya deegaanka Lafoole ee duleedka magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax miino oo sabay dhimashada hal askari oo ka tirsan ciidanka amaanka dowladda Faderaalka Soomaaliya. Qaraxa miino ayaa ciidanka lagula eegtay suuq ka agdhawaa bar-control ciidanka amaanka Soomaaliya ay gawaarida soo galaysa magaaladda Muqdisho ugu qaadaan lacago waxaa ku dhimatay inta la xaqiijiyay hal askari dhaawaca mid kale. Ciidamo kale oo ka tirsan…

Dowladda Soomaaliya oo ka noqotay qoraal ay ku ‘taageertay’

Wasaaradda arimaha dibada Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka noqotay qoraal ay kaga hadashay dagaalka in ka badan labo asbuuc ka socda gobolka Tigeeraga ee Waqooyiga dalka Itoobiya. Wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya ayaa baraheeda bulshadda waxa ay ka saartey war-saxaafadeed ku qoran luuqadd English oo ay kaga hadashay dagaalka u dhexeeya Xikumadda Abiy Axmed iyo maamulka Tigreega. Axmed Ciise Cawad, wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo qoraal soo dhigay…

Nin la baxay magaca ‘Nebi’ oo muran ka dhex abuuray dalalka

Nin isku magacaabay “nebi” iyo milyaneer muran badan dhaliyay ayaa lagu xiray dalka Malawi kadib markii uu isku dhiibay booliska isaga oo si layaableh uga soo baxsaday dalka Koonfur Afrika, halkaas oo looga soo oogay dacwad la xiriirta musuqmaasuq iyo lacago sharci daro ah. Dhacdadan ayaa dhacday usbuucii la soo dhaafay waxaana ay khilaaf diblomaasiyadeed ka dhex abuurtay dalalka Koonfurta Afrika iyo Malaawi, iyada oo Pretoria sheegtay in ay ka carootay in Shepherd Bushiri iyo…

Muxuu yahay mowqifka Dowladda Soomaaliya ee Colaadda ka

wasiirka arrimaha dibadda Xukumada Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad. Wasaaradda arimaha dibada Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa qoraalkii ugu horeeyay oo rasmi ah waxa ay kasoo saartey colaadda labadda todobaad ka aloosan waqoyga waddanka Itoobiya. Bayaanka oo ay soo saartey Wasaaradda Arrimaha Dibadda xukuumadda fadhigeedu yahay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa garab-is-taag loogu muujiyey maamulka Abiy Axmed iyo midnimadda Itoobiya sida ku cad bayaan ay aragtay…

Senegalese students step on the plate

The Association of Senegalese Students in France warns of the difficulties faced by its members in renewing their residence permit, as this administrative process has become much more complicated, especially during this period of Covid-19. To simplify matters, the French Ministry of the Interior has set up a special platform for…

Rooble oo magacaabay xubno lagu kordhinayo Guddiyada

Raysul Wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda Federaalka ay ku dareyso Guddiyada doorashada Dowlad Goboleedyada 5 ah ee dalka. Xubnaha lagu kordhiyay Guddiyada ayaa waxa ay ka kooban yihiin min 3 xubnood oo Guddi walba ee dowlad goboleedyada soo gudbisay lagu darayo. Dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa horay u soo magacaabay min 8-da Xubnood ee u matala Doorashada heer dowlad Goboleed. Hase…

Dowladda Itoobiya oo amartay in la soo xiro Saraakiil sar

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in booliska Federaalka ee waddankaas ay waaran soo qabasho ah u jareen 76 sarkaal oo ka tirsan milateriga, kuwaas oo loo haysto khiyaano qaran. Saraakiishan oo darajooyin kala duwan leh ayaa u badan qowmiyadda Tigray, Shaqsiyaadkaas waxaa ka mid ah Gebregziabher Alemseged kaasoo loo garan-og-yahay Jeneraal Gabre. Sarkaalkan wuxuu si weyn kaga soo dhex-muuqan jiray shirarka ku saabsan Soomaaliya. Halkaan ka aqri Liiska Saraakiisha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More