Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Waa maxay Sababta Abiy Ahmed waqti dheeraad uu u siiyay
Raysul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa 72-saac (Saddex Cishe) oo dheeraad ah markale u qabtay in ay isu dhiibaan Xooggaga Tigray oo dagaal iska caabbin ah la galay Ciidanka Federaalka.
Abiy ayaa sheegay in waqtigaas wixii ka dambeeya Dowladda Federaalka ay qaadeyso tallaabadii ugu dambeysay ee lagu soo afjarayo dagaalka oo daba-dheeraaday sida uu hadalka u dhigay.
Haddaba waa maxay sababta Abiy Ahmed uu markale waqti ugu qabtay hoggaanka TPLF?
Jawaabta ugu…
Kalluumeysato ku dhimatay Roob Dabayla wata oo ka da’ay
Inta la xaqiijiyay 5-ruux oo kalluumeysato ah ayaa ku dhimatay Roob Dabayla wata oo ka da’ay Deegaanno Xeebeedyada Puntland saacadihii lasoo dhaafay sida ay Warbaahinta u sheegeen mas’uuliyiin katirsan maamulkaas.
Digniin xooggan ayaa loo diray Kaluumeysata & Dadka kunool Magaalo Xeebeedyada Puntland si ay uga feejignaadaan Dabaylaha & Roobka isla socda ee la saadaaliyay, si aysan dhibaato uga gaarin.
Dadka dhintay & kuwa dhaawacmay waxaa la rogmaday Doomo ay…
RW Rooble oo Wasiirada DG Koofur Galbeed & Odoyaasha ka
Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa kulamo la qaatay Wasiirada maamulkaas, mas’uuliyiin kala duwan & Odoyaasha dhaqanka Koofur Galbeed.
Rooble ayaa xubnaha uu la kulmay kala hadlay doorka ay ka qaadan karaan doorashada Soomaaliya 20/21, maadaama Odoyaasha ay soo dooranayaan Ergada dooraneysa Xildhibannada Golaha Shacabka BFS.
Maxamed Xuseen Rooble Raysul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Wasiirada Koofur Galbeed ka codsaday in ay la…
Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed’s ultimatum to Tigray’s leader
In an announcement made Sunday night in Addis Ababa, he left 72 hours for TPLF's separators to lay down their weapons.
"The road to your destruction is coming to an end and we ask you to give up for the next 72 hours." This is the message that Abiy Ahmed sent yesterday to the leaders of the Tigray People's Liberation Front…
Cameroonian lawyers condemn “persecution” of their profession
Cameroon's lawyer's anger does not subside after two of their colleagues, Me Richard Tamfu and Me Armel Tchuemegne, were arrested and detained on Friday, November 20. They are accused of "contempt of court and destruction" for taking part in a lawsuit in a court in Douala on November 10, which had led to a muscular police intervention and clashes.…
seven out of ten children are victims of school violence
Eight out of ten girls and seven out of ten boys aged 12 to 18 said they had been subjected to verbal, psychological, physical, financial violence or harassment at their school, according to a study just conducted by the UN Fund. for children (Unicef) of 6,000 students working in at least ten full-fledged municipalities.
as…
Musharaxiinta Hogaamiyaha oo ka dalbaday Jubbaland iyo
Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya oo maalintii labaad shir uga socda Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen baaritaan ay sameeyeen ay ku ogaadeen in liiska labada Guddi doorasho ee heer Federaal 3 ay soo gudbiyeen Puntland iyo Jubbaland ay ku jiraan xubno ka tirsan shaqaalaha rayidka maamuladaas.
War saxaafadeedka ayaa loogu baaqay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland in ay dib u eegis ku sameeyaan, isla markaana ay bedelaan xubnaha shaqaalaha…
Iran oo wacad ku martay In ay ka jawaabayso isku day kasta
Calanka Iran ayaa lagu sawiray meel u dhow gantaal inta lagu guda jiro dhoolatus militari, iyadoo ay ka qeyb qaadanayaan cutubyada difaaca cirka ee Iran, Iran Oktoobar 19, 2020. REUTERS
Iran ayaa axadii wacad ku martay in ay ka adkaaneyso isku day kasta oo Israel ay ku dooneyso in ay ku waxyeeleyso doorkeeda Syria, iyadoo sheegtay in xilligii weerarada “ku dhufo ee ka dhaqaaq” ee Israel ay ka dhamaatay Suuriya, maalmo kadib markii Israel ay fulisay duqeymaha cirka oo ka dhacay…
Kulanka musharixiinta oo maanta looga doodayo guddiyada
Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maalintii 2aad ka socda shirka Wadatashiga ee Midowga Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya, iyadoo shirka uu weli yahay mid albaabada u xiran oo saxaafadda kaliya loo ogol yahay in ay muuqaalo iyo sawirro ka qaataan ka hor inta aanay doodda bilaabin.
Shirka waxaa ka qeyb galaya ilaaa 13musharax madaxweyne, waxaana maanta oo axada diiradda lagu saarayaa arrinta muranka weyn ka jirta ee guddiyada doorashada ee dowladda iyo…
Sacuudi Carabiya oo sheegtay in ay raadineyso wado lagu
Wasiirka arrimaha dibedda ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in Riyaad ay raadineyso waddo lagu xalliyo khilaafka saddexda sano ah ee kala dhexeeya deriska Khaliijka ee Qatar.
Amiir Faysal bin Farhan Al Saud oo ka hadlayey khilaafka Sabtidii ayaa sheegay in Sacuudi Carabiya ay wado dadaalo ay ku raadinayso waddo ay ku soo afjarto go’doominta lagu hayo Qatar, laakiin wuxuu intaas ku daray in ay weli ku xiran tahay shuruud ah in wax laga qabto arrimaha amniga.
Muranka ayaa soo…