Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Biden oo lug ka jabay isaga oo Eeygiisa la ciyaaraya! –
Hogaamiyaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa lug ka jabay waxayna u badan tahay inuu xirto kabo caafimaad, kooxdiisii ayaa sidaas xaqiijiyay ka dib markii 78 jirkaan loo qaaday dhakhtarka ka dib markii jabay isagoo la ciyaaraya eeygiisa.
Biden, oo noqon doona madaxweynihii ugu da’da weynaa ee Mareykan ah marka xilka loo dhaariyo basha Janaayo ayaa waxaa gaaray dhaawac mid ka mid ah labadiisa lugood isaga oo la ciyaaraya Eaygiisa.
Kevin O’Connor dhaqtar gaar ah ee…
Ururada bulshada rayidka oo walaac ka muujiyay xaalada
Ururada Bulshada Rayidka ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen hadalada ka soo yeerayo siyaasiyiinta iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiinta dowladda ‘kuwaasoo walwal iyo qalqal ku abuurayo shacabka Soomaaliyeed’.
War saxaafadeed Ururada Bulshada rayidka soo saareen ayaa waxay ugu baaqeen Musharaxiinta iyo dowladda inay tixgeliyaan xaalada dalka uu ku jiro, isla markaana ay ka digayaan hadalada dhalin kara dhiilo colaadeed bulshadana sii kala qeybiya, dalkana u horseeda degenaansho…
Maxkamadda CQS oo xukun ku ridday Askar loo heysto Kufsi,
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku ridday saddex Askari oo ku eedeysan Afduub, Kufsi, Dil & ku gacansiinta kiiskaan sida ay fadhiga kahor sheegtay Xeer ilaalinta Maxkamadda Militariga.
Dhageysiga Dacwadda saddexda eedeysane ee ka kala tirsan Booliiska & Militariga Soomaaliya ayaa heerar kala duwan soo martay, waxaana maxkamadda la horgeeyay qoriga lagu dilay AUN Ismahaan Bakaal Maxamed.
Xiddigle Xoogga Nuur Aadan Rashiid…
Goobaha Ganacsiga Garoowe oo maanta u xiran isbadalka
Deegaannada DG Puntland waxaa saameeyay isbadalka sarifka Doollar oo sare u kac ku yimid, cabashada ganacsatada oo gaartay maamulka waxaa ka dhashay kulamo dhowr jeer dhexmaray inkasta oo aan natiijo muuqata laga gaarin.
Maamullada Gobollada Nugaal, Bari & Mudug ee DG Puntland ayaa sameeyay isu day ay ku dirqinayaan Ganacsatada qaar ee diidan qaadashada Shillin Soomaaliga, taas oo keentay in uu istaago isu socodka Ganacsiga yar yar.
Maanta oo Isniin ah waxaa xiran inta…
Hoggaamiyaha Tigray oo sheegay in ay soo rideen Diyaarad
Ciidamada Ismaamulka TIgray
Xooggaga waqooyiga Itoobiya ee Tigray ayaa sheegtay in ay soo rideen diyaarad militari oo ay adeegsanayeen ciidanka Federaalka oo dagaal xooggan muddo saddex todobaad ah kawada ismaamulkaas.
Debretsion Gebremichael hoggaamiyaha Ismaamulka Tigray oo la hadlay oo la hadlay Wakaaladda Wararka Reuters ayaa sheegay in diyaaraddaas military ay soo rideen, isla markaana ay qabteen duuliyihii Diyaaradda.
Sidoo kale hoggaamiyaha Ismaamulka Tigray ayaa sheegay…
Trump oo Biden uga aarsanaya Ciidan ka saarista Soomaaliya,
Wargeyska Le Figaro ee dalka Faransiiska kasoo baxaya ayaa warbixin uu ka diyaariyay qorshaha Trump ee ka dhanka ah Biden kahor inta uusan la wareegin Hogaamiyaha 20-ka Janaayo 2021, gaar ahaan Ciidamada uu ka saarayo Dalalka Soomaaliya, Ciraaq & Afgaanistaan.
Trump oo lagu garaacay doorashada 2020 ee Mareykanka ka dhacday, inkasta oo marar kala duwan uu diiday in uu aqbalo natiijada muujineysa in waayihiisa Madaxtinimo ay soo idlaatay, balse dhowaan ayuu muujiyay is…
Qoor-Qoor oo bilaabay dadaallo uu ku dhexdhexaadinaya DFS &
MW DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye
Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo Muqdisho u yimid arrimaha Doorashada Soomaaliya & muranka ka taagan guddiga maamulaya ee heer federaal & heer Dowlad Goboleed ayaa sameeyay kulamo kala duwan oo badankood la qaatay Musharixiinta cabashada qabta.
Qoor-Qoor ayaa tan iyo 15-ka November 2020 oo haatan laga joogo 15-Cishe waxa uu la kulmay dhinacyo kala duwan sida Musharixiinta Hogaamiyaha Soomaaliya ku hamineysa ku…
Al-Shabaab oo sheegatay in ay dagaal ku qabsatay Deegaanka
Al-Shabaab ayaa sheegtay in saakay xili hore weerar ay ku qabsatay Deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo ay saldhigyo ku leeyihiin Ciidamada DG Galmudug iyo taliska qaybta 21-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka.
Dagaalka oo muddo socday ayay sheegatay Al-Shabaab in gacanta ku heynta Deegaanka dhankooda soo gashay, isla markaana ay gudaha u galeen xeryaha Ciidamada halkaas ku yaalla sida hadalka ay u dhigtay.
Ilaa 5-gaari oo ah nuuca dagaalka ayay sheegtay Al-Shabaab in ay ku…
controversy following the deployment of the army in the Volta region
In the light of the presidential election on December 7, the Ghanaian army has been stationed in the Volta region, which is favorable for the opposition party. A military presence that displeases the local traditional leaders, who say they fear "threats" to voters and demand demilitarization of the area.
as reported from Accra,…
skepticism dominates among many Cameroonians before regional elections
Regional elections in Cameroon will take place at the end of the week, on Sunday 6 December. A historic vote with indirect voting rights: even if they are provided for in the 1996 Constitution, this will certainly be the first time that regional councils are set up with regional presidents. This is the last step in the decentralization introduced by the government. But in Yaoundé, the capital, few…