Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
“Siyaasad Qori ah waa laga yimid, waxa ay inoo joogtaa mid
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad u daneynaya dalalka shisheeye Kenya oo DFS ay xiriirka u jartay.
Dibadbaxa ka dhacay shalay Muqdisho ayuu sheegay in ay kasoo horjeedaan go’aanka Dowladda Federaalka ay ka qaadatay faragelinta siyaasadeed ee dalalka kala duwan ay ku hayaan Soomaaliya balse Dowladdu ay iska gacan qabatay.
“Mar haddii dadkeena uu noqday ducafo jilicsan oo aan lahayn damiir adag,…
“Dad Hoteelo Jiifo in ay noqdaan Colaad abuur looma baahna”
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa ka hadlay Banaanbax Rabsho isu badalay oo sababay khasaare gaaray qaar kamid ah dadkii bannaan-baxayay.
Xundubey ayaa sheegay in aysan jirin wargelin Wasaaradda Amniga lagu sameeyay in dibadbax uu dhacayo, sidaas awgeed aan la aqbali doonin isu soobax aan ogolaanshiyo looga heysan Wasaaradda shaqada ku leh.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Jimcaale ayaa tilmaamay in sifaha…
RW Rooble oo DG Galmudug u ballanqaaday in Xukuumaddiisa ay
Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ka qaybgalay kulanka Golaha Wasiirada DG Galmudug ayaa dhageystay Warbixinnada kala duwan ee Wasaaradaha maamulkaas ay soo bandhigeen.
Rooble ayaa sheegay in Xukuumaddiisu ay diyaar u tahay gacansiinta Wasiirada DG Galmudug oo culeys kala duwan heysta, waxaana uu ku baaqay in la xoojiyo wada-shaqeynta labada dhinac.
Wasiiru dowlaha Xafiiska Raysul Wasaaraha Cabdixakiin Xasan Ashkir oo Warbaahinta la hadlay kulankaas kadib…
Maxay tahay cabsida Kenya ka qabto in ciidanka Soomaaliya ay
Sida uu qoray wargayska Afka dheer ee Nation dhowr saacadood kadib markii Dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqday in ay xiriirka u jartay Kenya, Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (SNA) ayaa la geeyay xadka ay labada wadan wadaagaan.
Gobolka Mandheera, dadka deegaanka ayaa u sheegay Nation in ay arkeen ciidamada XDS oo qabsanaya fariisimo istiraatiiji ah oo ku teedsan xadka lada dhinac.
“Waxaan ku soo baraarugnay aragtida saraakiisha millatariga ee ku sugan xadka. Tani waa mid walaac…
Midowga Musharixiinta oo MW Farmaajo ku eedeeyay in uu
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war saxaafadeed ka soo saaray bannaan baxii maanta ka dhacay Muqdisho, waxaana ay si kulul u cambaareeyeen rasaastii ciidanka dowladda Federaalka ku fureen dibad baxayaasha.
Midowga Musharaxiinta ayaa ku eedeeyay Hogaamiye Farmaajo in uu qaadanayo mas’uuliyadda, iyagoo sheegay in caburinta shacabka uu u adeegsaday Ciidamada Gorgor iyo Haramcad ee ay tababartay dowladda Turkiga sida ay ku sheegeen qoraalkooda.
War saxaafadeedka Midowga…
Muhiimadda heshiiska ay gaareen Kenyatta iyo Muuse Biixi. –
Hogaamiyaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo madaxweynaha Jamhuuriyada iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Gobaladda Waqooyi, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku xusan yihiin arrimo ay ku heshiiyeen.
Labada mas’uul ayaa sheegay in ay isku waafaqeen iskaashi ay ku raadinayaan nabadda gobolka, kobcinta dhaqaalaha iyo horumarinta bulshada labada dhinac.
“Intii uu socday wadahadalka labada hoggaamiye waxa ay si wadajir ah diiradda u saareen ballaarinta…
Kenya Maxay ka tiri go’aankii xukumada Soomaaliya ku jartay
Afhayeenka dowladda Kenya Cyrus Oguna, ayaa sheegay in Kenya ay guddi u saartay xallinta khilaafka kala dhexeeya Soomaaliya xilli dowladda fedaraalka ee Soomaaliya ay gabi ahaanba u jartay xiriirkii dublamaasiyadeed ee ay la laheyd dalka Kenya sida ay sheegtay warbaahinta Kenya.
Afhayeenka dowladda Kenya ayaa sidoo kale sheegay in labada dal ay “xiriir dhaw wadaageen sanadihii la soo dhaafay” ayna muhiim tahay in xirriirkaas la ilaaliyo.
“Wadahadallo ayaa soconaya si xiriirka…
Uhuuro Kenyaatta iyo taliyaha Africom oo ka wada hadlay
Hogaamiyaha dalka Kenya Uhuuro Kenyatta ayaa xaruntiisa Madaxtooya kula kulmay Taliyaha ciidanka Mareykanka ee Afrika Gen. Stephen Townsend, toddobaadyo kahor inta aysan ciidamada Mareykanka ka bixin Soomaaliya oo khilaaf xoogan kala dhexeeyo Kenya.
Sida ay baahisay Madaxtooyada Nairobo Kenyatta iyo Townsend ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga militari ee ka dhaxeeya ciidamada Kenya iyo kuwa Mareykanka ee ku sugan qaaradda Africa.
“Hogaamiyaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa…
Uhuuro Kenyatta iyo taliyaha Africom oo ka wada hadlay
Gen. Stephen Townsend, TRADOC Commanding General, particpates in confidence training during his visit to Cadet Summer Training. Fort Knox, Ky. June 29. (Photo by Amber Vincent)
Hogaamiyaha dalka Kenya Uhuuro Kenyatta ayaa xaruntiisa Madaxtooya kula kulmay Taliyaha ciidanka Mareykanka ee Afrika Gen. Stephen Townsend, toddobaadyo kahor inta aysan ciidamada Mareykanka ka bixin Soomaaliya oo khilaaf xoogan kala dhexeeyo Kenya.
Sida ay baahisay Madaxtooyada Nairobo Kenyatta iyo…
Dibadbaxyada rabsho isu badalay oo ka dhacay Muqdisho! –
Isgoyska Fagax oo bar kulan u ah Degmooyinka Yaaqshiid, Kaaraan & Hiliwaa waxaa maanta ka dhacay dibadbax kooban oo Rabsho isku badalay markii dambe, waxaana israsaaseyn dhexmartay Ciidamada la sheegay in ay joogeen Isgoyska iyo koox hubeysan.
Inta la xaqiijiyay 4-ruux ayaa dhaawac soo gaaray, waxa ay kasoo muuqdeen muuqaal laga duubay oo baraha Bulshada lasoo dhigay, waxaana loo qaaday Goobaha Caafimaadka si loo daweeyo.
Muddo kooban kadib xabadda ayaa joogsatay, iyada oo…