Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Farmaajo iyo Uhuru oo ku kulmay Jabuuti – AxadleTM
Magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalkaasi waxaa maanta oo Axada ku kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynah dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
Shirkan oo la sheegay inuu yahay mid aan caadi ahayn ayaa lagu wadaa in looga hadlo arrimo hadda taagan.
Labada hogaamiye waxay is-aragooda diiradda ku saareen xaaladihii ugu dambeeyay ee xiriirka diblumaasiyadeed ee meeshii ugu hooseeyay gaarey. Hogaamiyayaasha Jabuuti iyo Itoobiya ayaa qayb ka ahaa kulanka…
Dib u dhac Ku yimid shirkii IGAD uga furmi lahaa Jabuuti! –
Shirkan oo ay isugu imaanayaan waddamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD ayaa lagu waday inuu maanta si rasmi uga furmo Jabuuti balse ilaa haatan ma jiro wax shir ah halkaasi oo ka furmay goobta loogu talagalay in uu ka furmo shirkaasi.
Sababta did u dhaca ayaa lagu sheegay in ay dib u dheceen qaar ka mid ah hogaamiyayaasha ka qeyb galeysa shirka.
Hase yeeshee waxaa la sheegayaa in hogaamiyayaasha haatan ku sugan Jabuuti ay ku jiraan kulamo gaar-gaar ah.
Madaxada ilaa haatan…
Al-Shabaab oo sheegatay in ay weerar ku qabatay Mas’uul
Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay weerartay Deegaanno hoostaga Ismaamulka Wajeer dhulka Soomaalida Kenya maamusho, waxaana ka dhashay iska hor imaadkaas khasaare kala duwan sida ay hadalka u dhigtay.
Weerarka ayay sheegtay Al-Shabaab in ay ku qabsatay Saldhigyo Ciidan, kadib markii Askarta kenyanka ah ay isaga baxeen, waxaana ay tilmaamtay in gacantooda uu soo galay Guddoomiyaha Deegaanka Gummarey.
Shabaab sooma bandhigin Sawirka Guddoomiyaha ay qabteen & magaciisa, balse…
“Iyada oo la eegayo Xaaladda Amni ee dalka waa in la
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa ku baaqay in la joojiyo isu imaatinka Shacabka iyada oo laga fogaanayo waxyeelo gaarto sabab la xiriirta xaaladda ammaanka dalka.
Xundubey ayaa sheegay in halkii meel la isugu keeni lahaa shacab aan la damaanad-qaadi Karin ammaankooda in ay ka habboon tahay in warbaahinta loogu gudbiyo fariinta mas’uuliyiinta ay u dirayaan.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in marwaliba…
Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga Galmudug ee Gaalkacyo lagu
Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble & Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan looga arrinsanayay ammaanka Deegaannada maamulkaas.
Fadhiga waxaa ka qaybgalay Wasiirada Amniga XFS, DG Galmudug, Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga, Taliyaha Ciidamada Xoogga, Booliiska, Nabadsugidda, maamulka Mudug iyo mas’uuliyiin kale.
Wasiirka Amniga DG Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in kulanka lagu go’aamiyay sidii looga…
IGAD oo maanta dhageysaneysa Dacwadda Soomaaliya ee ka
Dalka Jabuuti waxaa maanta lagu ballansan yahay in uu ka furmo Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayo Xaaladda Soomaaliya & Kenya, Colaadda Ismaamulka Tigray & Covid-19.
Hogaamiyayaasha ka qaybgaleysa kulanka ayaa khudbad jeedin la siinayaa si ay uga hadlaan qodobada miiska saaran sida Axadle ay u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku dhaw Shirka, waxaana barbar soconaya kulamo gaar gaar ah oo u dhaxeeya Mas’uuliyiinta kala duwan.
Hogaamiyaha DFS Soomaaliya…
Dhaq-dhaqaaq ciidan oo Welwel geliyay Shacabka oo ka taagan
Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo ciidan, kadib markii Xukuumadda Soomaaliya ay sheegtay in Kenya abaabuleyso Jabhad weerarta Magaaladaas oo ku sugan Mandheera.
Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa sameystay saldhigyo cusub, shacabka ayaa hadal haya hadallada ay is dhaafsadeen Xukuumadda Federaalka & DG Jubbaland oo Wasiirkooda Amniga uu ku sugan yahay Magaaladaas.
Nabadoon Idiris Aadan Nuur oo kamid ah Odoyaasha Balad Xaawo ayaa Axadle u…
a constitutional reform project on the presidency of the republic
In Gabon, the government on Friday in the Council of Ministers adopted a draft revision of the constitution, the most important amendment of which concerns the President of the Republic, according to a press release published on Saturday, December 19. According to the project adopted by the government, in the event of a vacancy in power, the interim head of state is provided by a university consisting of…
What is the name of the coalition of armed groups?
The Central African Republic has been affected since Thursday by movements of large armed men. Six armed groups (MPC, 3R, FPRC, UPC, anti-balaka wing Mokom, anti-balaka wing Ndomaté) signed a joint declaration on 15 December to condemn the peace agreement. It is the "Declaration of Kamba Kota", a town in the northwest. In another leaked unsigned document, they call themselves the "Coalition of Patriots…
Taliyaasha Ciidamada Booliska iyo Milatariga oo gaaray
Taliyaha ciidanka Milatariga Soomaaliya sareeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Booliska General Cabdi Maxamed Xasan Xijaar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo.
Ujeedada Saraakiisha Ciidanka Dowladda ee Gaalkacyo ayaa lagu sheegay in ay tahay ka qeybgalka aas qaran oo loo sameynayo Saraakiil ka tirsan Ciidanka oo gelinkii dambe ee shalay ku geeriyooday…