Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Goorma ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo Guddiga Farsamada

Shalay waxaa idlaaday muddo ballameedkii 10-ka cishe ahaa ee Hogaamiyayaasha DFS & Dowlad Goboleedyada ay ku heshiiyeen in lagu soo gaba-gabeeyo magacaabista min labada xubnood ee Guddiga Farsamada & Xalinta Khilaafaadka Doorashada 20/21. Muddo ballameedkii wuu idlaaday, ilaa haatan Gacanta laguma hayo xubno magacaaban, balse waxaa jira ballanqaadyo afeed oo ah in maamul Goboleedyada qaar ay diyaariyeen xubnahaas laga sugayo. Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhagey) La…

Hay’adaha amniga Puntland oo raadinaya Dad ay ku tuhmayaan

Magaalada Garoowe xarunta DG Puntland waxaa lagu dilay Garyaqaan Maxamed Maxamuud Cabdi (Jaamuus) oo kaaliye ka ahaa Maxkamadda Darajada 1-aad Ciidamada Qalabka ee Maamulkaas. Jaamuus ayaa la dilay xili uu usii socday hoygiisa sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo Xog ogaal ah, waxaana lagu toogtay meel aan sidaas uga fogeyn Gurigiisa oo ku yaalla Magaalada Garoowe xarunta Gobolka Nugaal. Kooxda dilka geysatay ayaa baxsatay, waxaana goobta gaaray Ciidamada ammaanka oo sameeyay…

Céni publishes the first preliminary results

The Independent National Electoral Commission began Tuesday night announcing the results of Sunday's presidential election. The UFDG, the largest opposition party that considers itself the winner according to its own number, held a press conference to explain its method and approach. With our correspondent and our special…

Maxaa ka soo kordhay qarax caawa Muqdisho lagula eegtay

Qarax nooca Miinada dhulka lagu aaso ah ayaa fiidnimadii caawa wuxuu ka dhacay wadada aada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee isgoyska KM-4 ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya Maxamed Aadan Jimcaale Koofi, jidka marayey xilliga uu qaraxu dhacayey, ayaa ka badbaadey isagoo aan waxyeelo soo gaarin sida saraakiil ka tirsan hay’adda u xaqiijiyeen Axadle. Warar madax-banaan oo laga helayo goobjoogeyaal ayaa muujinaya in…

Ganacsatadda Khaadka Kenya oo ka walaacsan in Suuqooda

Beeraleyda Khaadka ee dalka Kenya ayaa walaac xooggan ka muujiyeen in ay lumiyeen gebi ahaanba suuqoodii ugu waynaa ee Khaadka kaas oo ahaa Soomaalida, kadib markii ay Itoobiya bilowday dhoofinta Khaadka ee Muqdisho. Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo bandhigtay shixnaddii ugu horreysay ee dalagga ka soo go’a beeraha dalka Itoobiya oo fasax ka haysta xukumadda Muqdisho. Xaaladaan ayaa walaac xoog leh ku abuurtay beeraleyda dalka Kenya, iyadoo la tixgelinayo in ay muddo dheer gacanta ku…

Maxay tahay Cabsida ku gadaaman in Trump ciidankiisa uu kala

Qorshayaasha uu Mareykanku ku doonayo in uu ciidamadiisa ugala baxo Soomaaliya ayaa waxa uu walwal ku abuuray saaxiibada ku lugta leh dagaalka ka dhanka ah xoogga hubaysan ee loogu yeero argagixisada ee Soomaaliya ka socda, iyada oo laga codsaday Xukumadda Washington in ay dib uga fiirsato go’aankeeda. Waxaa jiray warar sheegaya in madaxweyne Donald Trump uu ka codsaday la taliyayaashiisa sare ee amniga in ay dejiyaan qorshaha ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya si…

Ciidanka Burundi oo Haweeney ku toogtay Gobolka Shabeelaha

Sawir hore Askarta Burundi Askar katirsan Ciidamada Burundi ee xiran Koofida Cagaaran Howlgalka Ururka Midowga Afrika AMISOM ayaa qarax loo dhigay inta u dhaxeysa Degmooyinka Mahadaay & Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Mid kamid ah Gawaarida Askarta Burundi ayaa dul maray Miino Jidka la geliyay, qaraxa kadib waxa ay rideen rasaas qaarkood ka dhaceysay qoryaha Gawaaridooda ku xiran & kuwa Askarta ay wataan. Ciidamada Burundi ayaa ka degay Gawaarida, waxaana gudaha ay u…