Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Congolese are waiting for help and protection after fleeing
Families fleeing the Democratic Republic of the Congo city of Goma after forecasts of another volcanic eruption are starving and unable to find protection when the UN called for help and warned of the risk of cholera.
At least 31 people died when Mount Nyiragongo sent a lava wall that spread to Goma on Saturday last week, destroying 3,000 homes along the road and hijacking a major road used to help the war-torn region.
The lava stopped just outside the city limits, but thousands more fled early on…
Daawo: Mahdi Guuleed: Reer Koonfureedka cashar ha ka bartaan…
Muqdisho (Axadle) – Iyadoo maalinta berri ah ee 31-ka bishan May ay shacabka Somaliland u dareerayaan doorashooyinka isku sidkan ee baarlamaanka iyo golayaasha deegaanka, ayaa waxaa hanaanka diyaar garowga doorashooyinkaas ka hadlay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo ka mid ah siyaasiyiinta gobollada waqooyi ku metesha dowladda federaalka Soomaaliya.
Ugu horeyn Mahdi Guuleed oo dhambaal hambalyo ah u diray shacabka iyo…
Korneyl aad ugu dhow Farmaajo oo kursiga ku haystay Fartaag …
Beled-Xaawo (Axadle) – Korneyl Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo ayaa ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay kursiga uu ku fadhiyo Senator Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ka mid ah Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya.
Senator Fartaag oo laga soo doorto deegaanada Jubbaland ayaa mar kale u sharaxan kursigaasi, iyadoona si dhow loola xiriiriyo Madaxweynaha…
Ethiopians protest against US sanctions on bloody Tigray
Thousands gathered in Addis Ababa to protest foreign pressure on the government over its brutal war in Tigray.
Protesters at the rally in the Ethiopian capital carried banners criticizing the United States and others in the international community expressing concern over the atrocities in Tigray, where Ethiopian forces are chasing the region's outcast and now fleeing leaders. Troops from the neighborhood of Eritrea are fighting in Tigray on the side of Ethiopian government forces, contrary to…
R/W Rooble oo magacaabay guddi baaritan ku sameeya xubnaha g…
Muqdisho ( Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka dalka, kaasi oo sabab u ahaa is-mari waagii dhowaan heshiiska laga gaaray doorashooyinka.
Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil saaray in ay ka warbixin keenan guddiga lagu muransan yahay doorashada iyo iyo xubnaha cabashada laga qabo. weli lama shaacin magacyada…
Rooble oo magacaabay guddi baaritan ku sameeyo xubnaha guddi…
Muqdisho ( Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa guuddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka .
Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil saaray in ay ka warbixin keenan guddiga lagu muransan yahay ee doorashada .
Guddiga la magacabay ayaa laga sugayaa inay soo xaqiijiyeen oo ay caddeeyan xubno ku dhow illaa 20 oo la sheegay inay kamid ahaayeen Shaqaalaha Madaxtooyad,…
Sawiro: Banaanbax looga so horjeedo Mareykanka oo ka socda A…
Addis Ababa (Axadle) – Kumannaan dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka axadle dalka Itoobiya ee Addis Ababa.
Bannaanbaxan ayaa looga soo horjeedaa sida ay sheegeen dowladaha shisheeye ee farogelinta ku haya arrimaha gudaha Itoobiya iyo horumarka dalkaas.
Dibadbaxayaasha ayaa sidoo kale sitay boorar lagu taageerayo biyox-reenka lagu muransan yahay ee ay Itoobiya ka dhiseyso…
Shariif oo boggaadiyey kaalintii ciidamada bad-baado qaran -…
Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna haatan guddoomiyaha Golaha Midowga Musharraxiinta Mucaaradka oo ka hadlayey munaasabad sagootin ah oo loo sameeyey madaxda maamul goboleedyada ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadda, gaar ahaan marxaladihii lasoo maray.
Sheekh Shariif ayaa marka hore shaaca ka qaaday inuu soo dhoweynayo heshiiska taariikhiga ah ee laga gaaray doorashooyinka…
Sawirro: Maxaa kasoo baxay kulankii xalay ee musharraxiinta …
Muqdisho (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo u dhexeeyey xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka iyo madaxda maamul goboleedyada ka jira dalka, kaas oo xalay ka dhacay gudaha Caasimadda Muqdisho.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb-galay hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada, HirShabelle, Puntland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, halka dhinaca musharraxiintana ay hoggaaminayeen…
Xog: Al-Shabaab oo lacag kusoo rogay dhismaha jidka xiriiriy…
Balcad (Axadle) – Ilo wareedyo muhiim ah oo qarinay magacyadooda iyo goobaha ay ka shaqeeyaan ayaa Axadle u sheegay inay jiraan kooxo lala xariirinayo dagaalamayaasha Al-shabaab oo lacag ka dalbaday shirkadaha qaatay qandaraaska dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo hadda billow ah.
Kooxdan sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa dalbaday lacago boqolaal kun oo…