Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Xukunka Netanyahu ee Israel oo qarka u saaran dhammaad – Caa…
Tel Aviv (Axadle) – Hoggaamiyaha mayalka adag ee Israel, Naftali Bennett ayaa Axaddii sheegay inuu ku biiri doono dowlad wadaag suurta-gal ah oo soo afjari karta xukunka ra’iisul wasaarihii ugu muddada dheeraa Israel Benjamin Netanyahu.
Sharci-dejiyayaasha kasoo horjeeda hoggaamiyaha garabka midig ee Netanyahu ayaa waxaa u socda wada-hadallo xooggan kahor waqtiga kama dambeysta ah ee Arbacada, oo ay tahay in dowlad cusub lasoo dhiso.
Netanyahu oo…
Rooble oo soo saaray amar lagu awood tiray wasiirada xukuuma…
Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar kusoo rogay dhammaan wasiirada xukuumaddiisa inta lagu guda jiro waqtiga kala guurka ah ee uu dalka ku jiro.
“Iyada oo la tix-gelinayo marxladda uu dalku ku jiro lana dardargelinayo habsami u socodka iyo iska warqabka laamaha Dowladda, si loo fududeeyo wadashaqeyntooda, ayaa waxaa la farayaa dhammaan Wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee dowladda oo…
Soomaali ka bar-bar dagaalamayey Xuutiyiinta oo dagaal lagu …
Sanca (Axadle) – Telefishinka Cadan ayaa baahiyey in muwaadin Soomaali ah oo ka bar-bar dagaalamayey kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen Khamiistii lasoo dhaafay lagu dilay iska hor imaad dhex-maray kooxdaasi iyo sidoo kale ciidamada dowladda Yemen.
Magaca muwaadinka lagu dilay dagaalkan oo ka dhacay jiida gobalka Ma’rib ee Bariga dalkaasi ayaa waxaa lagu sheegay Maxamed Saalax Sheekh Daahir, waxaa la sheegay in maleeshiyada Xuutiyiinta ay ku aaseen…
Wasiirka arrimaha gudaha XF oo magacaabay agaasimeyaal cusub…
Muqdisho (Caasimada Onlin) – Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda xil-gaarsiinta, Mudane Mkhtaar Xuseen Afrax ayaa magacaabay agaasime waaxeedyo cusub oo haatan wixii ka dambeeya ka howl-gali doono wasaaradaasi, kadib wareegto uu soo saaray.
Afrax ayaa magacaabay illaa afar agaasime, kuwaas oo qabanayo howl-aha kala duwan ee hor-yaalla wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya.
Wareegtada oo kuu taariikheysan…
Dad shacab ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay Jowhar – Caas…
Jowhar (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka askari ka tirsan ciidamada ammaanka HirShabelle uu dad shacab ahaa dil iyo dhaawac ugu geystay qeybo ka mid ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolkaasi.
Ilo deegaanka ah ayaa Axadle u sheegay in askariga ka dambeeyey falkaasi oo ka mid ah Booliska uu dilay qof ka mid ahaa dadka deegaanka, mid kalena uu dhaawacay.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in dilka…
Wararkii ugu dambeeyey ee doorashooyinka SOMALILAND – Caasim…
Hargeysa (Axadle) – Shacabka ku dhaqan deegaanada Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah u dareeray goobaha cod bixinta doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Guurtida ee maamulkaasi oo maanta si rasmi ah uga billaabatay gobollada Somaliland.
Dad ka badan hal milyan oo qof ayaa codadkooda dhiibanaya, waxaana doorashadan ay ka dhaceysaa lixda gobol ee Somaliland sida Awdal, Saaxil, Maroodi-Jeex, Toghdeer, Sanaag iyo Sool.
Doorashada Golayaasha Wakiilada…
Sidee Iran u awoodday inay weerarto xarun qarsodii ah oo ay …
Irbil (Axadle) – Wargeyska Washington Post ayaa qoray in koox Iran ku xiran ay awood u yeelatay inay beegsato xarun qarsoodi ah oo ay leedahay CIA-da Mareykanka, ayaga oo adeegsanaya diyaarad drone ah, bishii April.
Weerarka ayaa lagu qaaday xaruntan oo ku taalla magaalada Irbil ee is-maamulka Kurdistan ee dalka Iraq.
Weerarkan oo kasii dari doona xiisadda gobolka ayaa muujinaya qorshe si taxaddar leh loo dejiyey iyo awoodda Iran iyo maleeshiyada…
Madaxweyne Muuse Biixi oo sheegay dowlado iyo hay’ado dhibaa…
Hargeysa (Axadle) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayo doorashooyinka baarlamaanka iyo goleyaasha deegaanka oo maanta ka bilaabanaya deegaanada Somaliland ayaa rumeysan in hogaanka Soomaalida u baahan yahay isku-tashi.
Muusi Biixi ayaa sheegay in faragelinta ay Soomaaliya ku hayaan hey’adaha iyo dowladaha adduunka ay sabab u noqotay in Soomaaliya ay gaari weyso wax horumar ah, isagoo xusay inaysan…
Farmaajo iyo Kheyre: Laba musharax oo leh waxqabad isku mid …
Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya waa xilligan 2021 waxaa ka mida laba musharax oo aan la kala saari karin, taariikhdana ku galay inay ahaayeen madaxweyne iyo Ra’iisal wasaarihii ugu waqtiga dheeraa ee isla soo shaqeeyay.
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si lama filaan ah ku noqday Madaxweynaha Soomaaliya 8-dii Febraayo 2017, wuxuu isna si lama filaan ah 15 maalmood kadib Ra’iisal wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre,…
Xog: Farmaajo oo Dubbe siiyey amar xasaasi ah oo la xiriira …
Muqdisho (Axadle) – Xogo isi-soo taraya oo aan ka heleyno xubno ka kala tirsan madaxtooyada Soomaaliya iyo wasaaradda warfaafinta ayaa sheegaya in Madaxwayne Farmaajo uu amar ku bixiyey in la bedelo Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta iyo dhammaan agaasimeyaasha warbaahinta Qaranka.
Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay in caawa Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe uu ku…