Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Ciidanka Itoobiya oo hareereeyay Magaalada Mekelle

Maanta waxaa dhammaaday saddexii cishe ee dheeraad ahead ahaa fursad ahaanta loo siiyay hogaamiyayaasha ismaamulka Tigray in ay is dhiibaan, waxaana socda tallaabo lagu dhaqangelinayo go’aan Dowladda Federaalka Itoobiya ay qaadatay marka waqtigaas idlaado. Saraakiisha Hoggaamineysa Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in ay hareereeyeen Magaalada Mekelle Caasimadda ismaamulka Tigray oo ah xuddunta shaqsiyaadka la doonaya in gacanta lagu soo dhigo. Hogaamiyayaasha TPLF ayaa ku gacan…

Beesha Caalamka oo qiimeyneysa Doodda & difaaca ka taagan

Beesha Caalamka ayaa qiimeyn siyaasadeed ku wada loolanka Doorashada 20/21 ee ku bilaabatay cabashada & kulamada isdiidan ay sameynayaan Hogaamiyayaasha DFS & Musharixiinta Hogaamiyaha. Wakiila ka socda Beesha Caalamka ayaa ka qaybgalay fadhiyada kala duwan oo Magaalada Muqdisho lagu qabtay, isla markaana looga arrinsanayay Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo sidii ay dhici lahayd Doorasho ay ku qanacsan yihiin shaqsiyaadka dhaliilsan sida loo abbaaraya. Xubnaha…

“Waxa aan diyaar u ahay in Musharixiinta aan kala fadhiisto

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu la fadhiisto cid waliba oo cabasho ka ah Guddiga Doorashada 20/21 oo hormuud u ah hirgelinta doorashada Soomaaliya. Rooble ayaa sheegay in mas’uuliyad culus ay saaran tahay Xukuumaddiisa, sidaas awgeed uu diyaar u yahay in uu raadiyo qof waliba oo cabasho qaba si uu u fahamsiiyo guddiga & micnaha uu u leeyahay dhismaha Dowladda cusub ee 4-ta sano soo socota. “Xilka in la qaado waa…

“Hogaamiyayaasha Ka cabanayeysa Guddiga Doorashada dib ha u

Hogaamiyaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo ayaa ku dheeraaday Amniga, Doorashada, Khilaafka siyaasadeed & xaaladda dalka. Lafta Gareen ayaa Raysul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu u gudbiyay wax ka qabashada go’doonka Degmooyinka oo saameyn taban ku yeeshay isu socodka dadka & ganacsiga. Waxa uu sheegay in uu diyaar u yahay dhaqangelinta jadwalka doorashada, Dowlad…

Ciidamada DFS oo Howlgal ka sameeyay inta u dhaxeysa

Ciidamada ammaanka DFS ayaa xalay howlgal baaris u badan ka sameeyay waddada isku xirta Deegaanka Ceelaha Biyaha & Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose DG Koofur Galbeed. Askarta ayaa baaris ku sameysay Gawaarida aan badneen ee xiliyada habeen socota, dadka saaran & meelo si gaar ah ay u bartilmaameedsadeen sida ay Axadle u xaqiijiyeen qaar kamid ah dadka deegaanka. Ciidamada ayaa howlgalka xooggiisa bilaabay Xalay Fiidkii, Meelaha ay howlgalka uu saameeyay waxaa…

Shariif Xasan Sheekh Aadan:-Waa diidnay doorasho halwareeg

Madaxweynihii hore ee Koofurgalbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharixiinta shirku uga socdo magaaladda Muqdisho . Madaxweynihii hore ee Koofurgalbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharixiinta shirku uga socdo magaaladda Muqdisho ayaa ka jawaabay hadal uu dhawaan sheegay Raysul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ee ahaa in doorashada Soomaaliya ee 2021 ay tusaale u yihiin doorashooyinkii ka dhacay Baydhabo,…

Falanqayn:-In Ethiopia oo qabsato caasimada Tigray ma joojin karta

Hogaamiyaasha maamul goboleedka woqooyiga Tigray ee Ethiopia ayaa diiday sheegashada dowlada ee ah in ciidamada federaalku ay ku hareeraysan yihiin caasimada gobolka ee Mekelle, iyadoo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed uu siinayay kooxda Tigray People’s Liberation Front (TPLF) in  ilaa Arbacada ay is ku soo dhiibaan. Hoggaamiyeyaasha TPLF ayaa Talaadadii sheegay in shacabka Tigreegu ay “diyaar u yihiin in ay dhintaan” iyagoo difaacaya dhulkooda waxayna sheegeen in ay “gabi ahaanba burburiyeen” qaybta federaalka ee makaanikada…

Musharixiinta ku shirsan Muqdisho oo doortay gudoon! –

Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya ee 2021 oo ku shirsan maalintii 4 aad magaaladda Muqdosho ayaa gudooomiye u doortay madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna hoggaamiyaha madasha xisbiyada qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Musharixiinta ayaa sidoo kale, Xogheyn u doortay Xuseen Cabdi Xalane halka ay  Afhayeena u doorteen Ridwan Xirsi oo horay u ahaan jiray Raysul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya. Shirkii midowga Musharixiinta ayaa maanta waxaa ku biiray culimada Suufiyada iyada…

Maamulka Tigreega oo sheegay in ay hubaynayaan shacabka

Ciidamada la dagaallamaya dowladda federaalka Itoobiya ee waqooyiga gobolka Tigray ayaa “gabi ahaanba baabi’iyay” qeybta 21-aad ee makaanikada ah, afhayeenka ciidamada Tigray, Getachew Reda, ayaa sidaas sheegay Talaadadii. Reda waxa uu balanqaaday in ay “hubeyso qofkasta oo rayid ah si uu u difaaco magaalada Mekelle”, caasimada Tigreega ayaa maamula qiyaastii 500,000 oo qof. Isniintii, Mareykanku wuxuu ku baaqay in la dhexdhexaadiyo dowladda federaalka ee Itoobiya iyo kooxda…

Gen. Khaliif Ciise Mudan oo Turkiga ku geeriyooday &

La taliyaha dhanka Amniga Hogaamiyaha DG Puntland Gen. Khaliif Ciise Mudan ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga oo loo geeyay howlo caafimaad sida ay Axadle u xaqiijiyeen mas’uuliyiin kala duwan. Khaliif Ciise Mudan ayaa Puntland kasoo qabtay xilal kala duwan sida Wasiirka Amniga, haatan waxa uu ahaa la taliyaha Amniga Siciid Cabdullaahi Deni, sidoo kale waxa uu ka qaybgalay doorashada Dowlad Goboleedkaas ka dhacday Bishii Janaayo 2019-kii. Waa Kuma AUN Gen. Khaliif Ciise Mudan?…