Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Midowga Musharaxiinta oo dalbaday in lakala diro guddiyada

Midowga Musharaxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya ayaa goor dhow war murtiyeed ka kooban 18 qodob, kaddib shir u socday lix maalmood oo ay ku yeesheen Muqdisho. War murtiyeedka ka soo baxay Musharaxiinta ayaa lagu dalbaday in lakala diro Guddiyada doorashada, maadaama ay ku jiraan Saraakiil ciidan sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Musharixiinta. Sidoo kale war murtiyeedka Musharaxiinta ayaa lagu baaqay in doorashada xubnaha Xildhibaannada Gobolada Waqooyi lagu qabto…

Kulamo xal raadin ah oo ka socda magaaladd Beledweyne! –

Hogaamiye kuxigeenka maamulka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa kulamo kala duwan ka wada Magaalada Beledweyne, kuwaas oo looga hadlayo sidii Hogaamiyaha Hir-Shabeelle uu ku tegi lahaa Beledweyne. Maleeshiyaad uu hoggaaminayo Sarkaal lagu Magacaabo Cali xuud oo kamid ahaa musharixiintii isaga haray tartanka doorashooyinka Hir-Shabeelle oo ku sugan degaanka Ceel-Gaal ayaa waxaa ay kasoo horjeedaan in Hogaamiyaha Hir-Shabeelle uu tago magaalada Beleweyne. Hogaamiye…

Maxay tahay sababta Imaaraadku u joojiyay dal ku galka

Imaaraadku wuxuu si ku-meel-gaadr ah u joojiyey fiisooyin cusub oo uu siinayey dadka reer Afgaanistaan, Baakistaaniyiinta, Soomaaliya, Turkey iyo muwaadiniinta dalal kale oo badan sababo xagga amniga ah Isutagga Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa joojiyay bixinta fiisooyinka cusub ee muwaadiniinta 13 dal oo u badan Muslimiin, oo ay ku jiraan Iran, Turkey, Syria iyo Somalia, sida ku cad dukumiinti ay soo saartay goob ganacsi oo ay dowladdu leedahay. Dukumiintiga oo loo diray…

Sarkaal ka tirsan CIA Maraykanka oo lagu khaarajiyay gudaha

Sarkaal ka tirsan CIA-da Mareykanka ayaa todobaadkii hore waxaa lagu dilay Soomaaliya, sidda ay ku warantay warbaahinta Mareykanka. Sarkaalka waxaa la sheegay u geeriyooday dhaawac kasoo gaarey howlgal ka dhacay Soomaaliya. Sidda ay ku warantay CNN, sarkaalkan aan magaciisa lasoo bandhigin wuxuu sidoo kale kasoo mid ahaa Ciidamadda Badda Mareykanka , Lama ogga magaaladda uu ka dhacay weerarka lagu dilay sarkaalka iyo qaabka uu u dhacay. Laamaha ammaanka Soomaaliya wali kama…

Maxaa looga hadlay kulanka hogaamiyayaasha warbaahinta madaxa-banaan

Ururadda Safaaxada madax-banaan ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbacaa ka qayb galay shirka maalintii 5 aad magaaladda Muqdisho ugu socda midowga Musharixiinta kaas oo diirada lagu saarayo arimaha doorashooyinka Soomaaliya iyo tabashada ay qabaan musharixiinta xildoonka ah. Kulan qaatay in badan labo saac oo dhexmaray warbaahinta Madaxa-banaan iyo Musharixiinta ayaa looga hadlay arimaha doorashooyinta iyada oo barbaahinta ay musharixiinta u gubiyeen talooyinkooda ku aadan…

Warbaahinta madaxa-bannaan oo Musharixiinta madaxweyne ee

Ururadda Safaaxada madax-banaan ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbacaa ka qayb galay shirka maalintii 5 aad magaaladda Muqdisho ugu socda midowga Musharixiinta kaas oo diirada lagu saarayo arimaha doorashooyinka Soomaaliya iyo tabashada ay qabaan musharixiinta xildoonka ah. Kulan qaatay in badan labo saac oo dhexmaray warbaahinta Madaxa-banaan iyo Musharixiinta ayaa looga hadlay arimaha doorashooyinta iyada oo barbaahinta ay musharixiinta u gubiyeen talooyinkooda ku aadan…

Itoobiya oo uga digtay beesha caalamka ‘in ay soo

Itoobiya waxa ay ugu baaqday beesha caalamka in aysan isku dayin “Tallaabooyin aanan lasoo dhaweeynin oo ah falal sharci darro ah oo ku saabsan faragelinta xaaladda” xilli uu isa soo tarayo cadaadis caalami ah oo ku saabsan xabad joojin si gargaar banii’aadanimo loo gaarsiiyo shacabka ku nool Tigray oo muddo saddex toddobaad ah lagu dul dagaallamayo. Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka codsaday beesha caalamka in ay u diyaargaroobaan in xaaladda ay faraha lasoo galaan…

Golaha Wakiilada DG Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda

Golaha Wakiilada DG Puntland ayaa maanta yeeshay fadhigooda 16-aad ee Kalfadhiga 47-aad waxaana la horgeeyay Miisaaniyadda sanadka soo socda 2021-ka, kadib markii dood ay ka yeesheen XIldhibaannada. Fadhiga waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada DG Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, waxaana xarunta ku sugneed 54-Xildhibaan sida uu sheegay shir guddoonka Baarlamaanka. Miinasadda la ansixiyay waxa ay gaareysaa $341,861,037 ( Saddex boqol afartan iyo kow malyan…

Faah-faahin kasoo baxeysa Qarax ka dhacay Deegaanka Ceelasha

Sawir hore Deegaanka Ceelasha Biyaha Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa barqonimadii maanta ka dhacay Qarax la sheegay in loo dhigay Injineerada dhismaha ka waday laamiga isku xira Muqdisho & Afgooye. Qaraxa ayaa sababay dhaawac soo gaaray Askar ilaalo u ah Injineerada laamiga saareysa Waddada xiriirisa Muqdisho & Afgooye sida Axadle ay u xaqiijiyeen qaar kamid ah dadka deegaanka, inkasta oo aan laheyn tiro rasmi ah dhaawaca. Markii uu qaraxa dhacay waxaa hakad muddo kooban…