Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Faransiiska oo cabsi ka muujiyay Silsilado weeraro ah! –

Dowladda Faransiiska ayaa wajaheysa walwal xooggan oo lagu bartilmaameedsan kara Muwaadiniinteeda, kadib markii ay korortay carada ka dhalatay Aflagaadada uu Muslimiinta u geystay Hogaamiye Emmanuel Macron & taageerista sawir gacmeedka laga sameeyay Nabi Muxamed NNKH. Faransiiska ayaa laga diiwaangeliyay 8-Weerar oo laga soo bilaabay 2015-kii, waxaana ku dhintay muwaadiniin u dhalatay dalkaas, halka ay dhaawacmeen tiro dad ah oo ku sugnaa goobaha weeraradaas ka dhaceen.…

“Soomaalinimo ma diidanin balse waxa aan kasoo horjeednaa

Muuse Biixi Cabdi Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Magaalada Hargeysa ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha siyaasadeed & wada-hadalka Dowladda Federaalka ay la yeesheen. Waxa uu sheegay in aysan diidaneen Soomaalinimo, isla markaana ay qayb ka yihiin Soomaaliweyn, balse ay kasoo horjeedaan in lagu jujuubo (Af-qabto) marka laga hadlayo dhanka Siyaasadda. Muuse Biixi ayaa sheegay in wax waliba oo dhaca in aysan meesha ka saareyn Soomaalinimada oo…

Libyan authorities find new mass graves in the city recaptured from Haftar

Libyan authorities have unearthed 12 bodies from four more unmarked tombs in the city of Tarhuna, which has contributed to the masses of bodies already discovered since the area was recaptured in June from the East-based forces loyal to Putschist General Khalifa Haftar by the UN recognized government for national agreement ( GNA). Tarhuna had been controlled for several years by a militia called Kaniyat, run by the local Kani family, who fought alongside Haftar's forces. GNA has issued arrest warrants…

Maxaa ka soo kordhay weerarkii Faransiiska ee Toorayda loo

Wararka ka imaanaya dalka Faransiiska ayaa sheegaya in labo ka mid ah dadkii lagu dilay weerarka toorreyda loo adeegsaday ee ka dhacay magaalada Nice ee dalka Faransiiska ay ku jireen gudaha kaniisad. Labadan qof ayaa kala ahaa haweeney iyo nin lagu gowracay gudaha kaniisadda, sida ay wararku sheegayaan. Haweeney kale oo ku carartay maqaayad u dhoweyd goobta uu weerarka ka dhacay ayaa la sheegay in qofka weerarka fuliyay uu dhowr jeer toorrey ku dhuftay, dhaawac ka soo gaarayna…

QM oo ku waaysay Sadaq John eedeymo ah in uu xiriir la

Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayaa kulankoodii xalay ka sheeegay in wax cadeymo ah loo waayay dacwad ka dhan aheyd taliyaha ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir General Sadaq Cumar Xasan Saadaq John oo lagu soo eedeeyay in uu xiriir la leeyahay Xoogga hubaysan ee Al-shabaab. Kooxdii hore ee QM u qaabilsaneyd kormeerka cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea (Somalia-Eritrea UN Monitoring Group), ayaa ku eedeeyey Jeneral Saadaq inuu xiriir la leeyahay Al-Shabaab.…

QM oo dalbatay in baaritaan lagu sameeyo shaqaalle ka tirsan

SRSG for Somalia Security Council meeting The situation in Somalia Report of the Secretary-General on Somalia (S/2020/121) Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka hadlay laba kamid ah Shaqaalahooda samafalka oo dhawaan lagu dilay weerar ka dhacay degmada Kaxda ee dulleedka magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu cambaareeyay dilkaas, waxaana lagu sheegay in labada qof ee la…

Muslimiintu maxay ku kala xulanayaan Trump & Biden

Muslimiinta waa dad aad u tiro yar oo ku nool Mareykanka marka loo eego bulshooyinka kale ee nool dalkaasi, laakiin waxaa laga yaabaa in ay saameyn weyn ku leeyihiin doorashooyinka Mareykanka. Muslimiinta Mareykanka, si kastaba ha noqotee, inta badan waxa ay udhaxeeyaan hadalada muslim naceybka ee madaxweyne Donald Trump iyo aragtida ah in Dimuqraadiyiintu ay wiiqeen anshaxa guud Muslimiinta iyo arimaha qoyska. Marka loo eego xogta 2017 ee Xarunta Cilmi-baarista ee Pew, 3.45…

Maraykanka,Ruushka & Belgimka oo ka hadlay Dhaqaalaha Al

Dowladdaha Maraykanka, Ruushka, Jarmalka iyo Belgiumka ayaa ka hadlay warbixin ay dhawaan soo saareen koox ka tirsan Qaramada Midoobay kuwaas oo sheegay in Al Shabaab lacago badan ka soo xareen canshuuraha gudaha Soomaaliya inkastoo dowladda Soomaaliya qayb ahaan beenisay warbixintaasi. Warbixin lagu daabay Associated Press ayaa lagu sheegay in Mareykanka xoogga saarayo ka hortaga “maalgalinta sharci darrada ah ee ay adeegsadaan AL-Shabaab” sida ay qabaan Koox ka tirsan Q.M Al…