Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

decrease in sales of anticovid agent

In Madagascar, the traditional remedy of the President of the Republic Andry Rajoelina, praised for its preventive and curative virtues against coronavirus, no longer attracts. The production of bottle CVO (Covid-Organics) has therefore just been suspended. Overhead, difficult flow of goods, distributors and retailers have no choice but to sell the beverage at a reduced price. In supermarkets or…

Monusco will focus again in the eastern part of the country

What exit strategy from the Democratic Republic of Congo for MONUSCO? The Congolese government and the UN mission have submitted a working document to the Security Council allowing for the gradual withdrawal of peacekeeping forces and the dismantling of bases. With our special correspondent in Kinshasa, Sonia RolleyThe first…

Dowlada Soomaaliya oo si taxadar leh uga hadashay hadaladii

Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa si taxadar leh uga hadashay hadalo qadaf ku ah diinta islaamka iyo iyo Nabi Maxamed ee ku dhowaaqay Hogaamiyaha dalka Faransiiska Emmanuel Marcron. War qoraal ah oo lagu daabacay ciwaanada baraha bulshadda ee Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa waxaa ciwaan looga dhigay: “Kala saaridda xorriyadda hadalka iyo ku xadgudubka muqadasaadka Diiniga ah”. Bayaanka ayaa waxaanan si toos ah loogu carabaabin midkoodna – Dowladda Faransiiska ama hogaamiyaha…

President Abdelmadjid Tebboune transferred to a hospital in Germany

Algerian President Abdelmadjid Tebboune was transferred to a hospital in Germany on Wednesday, October 28, the day after his hospitalization in Algiers. The news was announced through a statement broadcast on national television. It is not known whether Abdelmadjid Tebboune is affected by coronavirus or not, because the presidency remains very discreet in the matter.…

The Nigerian army admits that its soldiers were at lago shots that left at least ten dead

The Nigerian army has admitted that its soldiers were deployed at Lekki Toll Plaza in Lagos, where live broadcasts were fired last week, killing several peaceful protesters and leading to global outrage. At least 10 protesters were killed in the shooting at Lekki Plaza on October 20, according to Amnesty International. The army had claimed that its troops were not at the scene of the shooting, but on Tuesday night a military spokesman, May Osoba Olaniyi, reversed that position, saying that soldiers had…

Tanzanians vote in presidential election amid fears of deadly violence, fraud

Long lines of voters in Tanzania went to the polls on Wednesday for a presidential election that the opposition warns is already deeply compromised by manipulation and deadly violence. "My life is in danger", tweeted the chairman of one of the East African nation's main opposition parties, Freeman Mbowe of the Democracy and Progress Party, commonly known as Chadema, early in the morning, claiming that "heavily armed gangsters" protected by the police had looted his hotel and taken two of his security…

Lix maalmood ka hor doorashada Mareykanka: maxaad u baahan

Maalinta doorashada ee Mareykanka waa Talaadada soo socota, Nofeembar 3 2020 iyada oo Donald Trump iyo Joe Biden ay sii wadaan ololohoodii ugu dambeeyay ee ay  codadkooda uga dalbanayaan malaayiin Ameerikaan ah oo aan weli codeyn. Maaddaama cudurka loo yaqaan ‘coronavirus’, tirada ugu badan ee codbixiyeyaashu waxa ay horeyba uga qaybqaateen boostada ama si gaar gaar ah horraantii codbixinta – in kabadan 71 milyan, sida laga soo xigtay Mashruuca Doorashooyinka ee Mareykanka.…

In Musharixiintu dibada u raadsadaan taageero dhaqaale ma

Dowlad-goboleedyada dalka ayaa soo gudbiyay xubnaha ku matalaya guddiyada doorashada 2020/21 iyada oo xubnaha beesha caalamka ay ku cadaadinayaan Hogaamiye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hogaamiyayaasha Dowlad-goboleedyada dalka in ay hirgaliyaan jadwalkii doorashada ee lagu heshiyay 2 Oktobar 2020. Guddiga maamuli doona doorashada xildhibaannada maamul goboleedkasta ayaa ka koobnaan doona 11 xubnood oo sideed ka mid ah ay ka iman doonaan dhinaca maamul goboleedyada halka…

DG Galmduug oo maanta Bandow gelisay Degmada Caabudwaaq! –

Hogaamiye ku xigeenka DG Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa la sheegay in uu laamaha ammaanka amray dhaqangelinta Bandowgaan oo lagu sugayo ammaanka Magaalada Caabudwaaq oo bilawday Maanta  11:30 AM. Gudaha Degmada waxaa la dhigay Ciidamada ammaanka oo ilaalinaya dhaq-dhaqaaqa dadka, iyaga oo baaraya xaafadaha qaar oo ay ku tuhmayaan maleeshiyaadka dilalka aanooyinka geysta. Waxyar kahor inta aan bandowga Degmada Caabudwaaq la gelin waxaa lagu toogtay qof kamid ah dadka degmadaas,…